Qalbi jacayl

Qalbi jacayl Art

𝐴𝑑𝑘𝑎𝑦𝑠𝑖 𝑗𝑎𝑐𝑎𝑙 ♥️ part 14 Hanad iyo sagal imika ayay noloshu u bilaabatay isago dhawr cisho ku siyay jacayl aan xad lahay...
21/04/2024

𝐴𝑑𝑘𝑎𝑦𝑠𝑖 𝑗𝑎𝑐𝑎𝑙 ♥️ part 14

Hanad iyo sagal imika ayay noloshu u bilaabatay isago dhawr cisho ku siyay jacayl aan xad lahayn Sagal waxay noqotay marwo farxad io jacayl kuso kacda

Malika aya so wacday sagal markas ayay sagal hadalka kaga hor martay iyado ku leh aniga h**e so kuguma sheegin ninkyga inu malin is badali doono oo aniga ahay xaaskisa waliga si xun waxba laguma doono

Malika maha mid manta doood u jeeda xanuun aya ku dhacay kaliya cfis ayay waydisatay sagal markay maqashay xalaada malia wayba ka naxday iyado ku leh ilahy haku caafiyi aniga wax xuman ah manta kuma hayo

Malika aya hadana hanad so wacday iyado caafis waydisanaysa marks ayay u sheegtay xanuunka haya inay huspital jiifto iyado u raacisay aniga kuma jeclyn kaliya hantidaada ayan rabay wax khaldana wan sameeyay adiga io xaaskaga in badan aya isku kiin diray lkn imika wan idin ducaynaya

Hanad aya ka qiiroday sagal aya ku tidhi imika lacag sii io waxay u bahan tahay maliki huspitalkana ku balaami si xalaadeda lola tacaalo halki ayuu ku caawiyay malika waxay rabtayna siyay

Sagal way yara xanuunsatay Hanad aya huspitalka geyay waxana lo sheegay war aad u farxad galiyay inay xamiilo tahay uur ledahay u rumaysan wayay farxad ayu is kala garan wayay markas aya lo raaciyay waliba inay mataano sido mama’di markay huspitalka timid hanad aya hab siyay hooyadi una sheegay inay ayeeyo noqotay waliba labo inay yihiin mamadi farxad

Guriga markay imaden way ducaysay mamadi dadka danyarta ah ayay lacag io cunto u qaybisay

Mama’da aya sagal ku tidhi hooyo manta hanad madi maha ilahy aya mahad leh adiga waxad noqotay iftin guriga xili fican uso baxay
Sagal aya tidhi hooyo mcn adiga la’aanta herkan lama so gadhen garab aya i ahyd xiligi adka wan ku jeclahy hooyo hab ayay isa siiyen

Hanad sagal wuxu u ilaaliya sida boqorada

Rerki halka ayay ku noqden rer buuxa oo farxad badan ku jira

Sagal way dhashay waxayna dhashay wiil io gabar

Nolol qurux badan ayaa bilaab matay

Halkaas ayaa kudhamaatay sheekadi 🥺

. Sheeko kale Ma Bilaabaa

 ♥️ part 13 Hanad waxa La yaab ku noqday Dareenkan Cajiibka ee sida lama filanka ah u helay inu is adkeyo uu raba lkn ma...
16/04/2024

♥️ part 13

Hanad waxa La yaab ku noqday
Dareenkan Cajiibka ee sida lama filanka ah u helay inu is adkeyo uu raba lkn ma awoodo gor uu dharka gurtay isku ogayn isago is leh yaa h**e u geeya gurigi

Malika aragtay iyado waxa dhacaya fahansanen ayay waydisay halku u socdo marks ayu dhahay hooyaday io rerkygi ayan tagaya wana qasab ee iga raali noqo marks ayay dhacday maku raaci kara
Marks ayu dhahay may iska joog xalad badan aya sixitan iga baahane

Way fahantay inay wax jiran waliba halka sagal
Marks ayay is hayn kari wayday iyado leh Naagt miya u socota aniga nololshyda maxa u danbeyn doona k**a yeelayo ina baxdo aniga soma ihi jacaylkaaga halke igaga tagaysa

Isago ilmo indhihisa ku tagan tahay ayuu dhahay kwrn Xaaska awoodi wayday inay ninkeeda xog ku ceshato ama isaga qasab igula joog ku dhihi wayday kwrn Xaaska u dulqadaty ninkeeda oo naag horteda ku wata aan awoodin inay ka celiso
Kwrn xaaska ninkeedi ka heli wayday waajibki zawjnimo
Kwrn xaaska dhawrka sanno i meherkan hadana wanaag io jcyl iga helin hadana i dulqadanaysay
Kwrn xaaska hooyaday siday u ilaaliso xalaadeda ka qarisay sidan ula dhaqmo io xumantayd hooyaday boskyga ayay u buxisay sagal oo iyada i daryeelaysy inta agtaada joogo
Sagal xumanta ku sameeyay ina hagajiyo aya raba noloshyda ka bax

Markas ayu baxay malika way kadaba qaylinaysa lkn dhag umu dhigin

Saacado kadib sagal oo qolkeeda joogta aya albaabka qolkeeda hanad kaso galay way naxday markas ayay tidhi indhahayga miya mise wad timid isago hadal dhihin ayu Habsiyay sagal intay ilin ceshan wayday ayay ku dul ooyday markas ayuu dhahay noloshydiyay Aad iga raali noqo qof la cafiyo ma ihiye markas ayay tidhi mar hadad imika wixi h**e ay dhamaaden aniga raali ayan ka ahay wana ka ahan doona

Cabar ayay wada sheekeysten sagal aya ku tidhi lkn sababta imika qof caadiya ka dhigtay waxay mrks ayu dhahay aniga xta ma ogi wxan is arkay un anigo adiga aad kugu so cararaya si aadkayn kari wayay run ahanti waxa tahay xaaska duunida ugu qaalizan ilahy raali haka ahade sagal wayba yara xishootay hh markas ayu aad u firiyay wuxu arkay isago leh aad aya u qurux badan tahay inyar isug si aan quruxdada u daawado sagal aya ku tidhi iyado la kaftamaysa quruxdad arki waydo sanado imika wakhti ayay kugu qadanaysa ina ka dharagto markas ayu dhahay maba rabo ina ka dhargo si aan mar wlba u daawado

Mamadi aya maqashay qosol way yaabtay qolkii sagal ayay so garacday markas ayay sagal ka furty mamadi aya dhahday qof kula qoslaya maqle waayo marks ayay tidhi waa wiilkagi oo imik dib uso dhashay yaah mamadi wayba yaabtay markas ayuu hanad dhahay hooyo sagal meelka fog wa jooji kari wayay halki aya qosol io farxad ka bilaamatay

Hanad wuxu noqday mid sagal un daba socda haday kijaada joogto haday hawl kale hayso micnaha uba is xakameyn kari wayay

Habenimadki ayay sagalka qolkoodi ugu diyaarisay casho yaro qurux badan qolki wada ubax io shamac ayay ka dhigtay iyado si qurux badan u labisatay hanad ayay msgg u dirtay markas ayuu qolka so galay markiba wuxu indhaha ku dhuftay quruxdan caajibka isago leh macaneyy so k**a h**eyso khaladkan ka galay ina igu iqabto markas ayay tidhi waxan ku ilawaay wixi h**e waxa imika tagan aniga waligay xuman kuma qadin markas ayuu habsiyay halki ayay habenki noqden laba qof oo cawa arooskodi yahay

Subaxdi marki laso kacay ayay sagal kicisay iyado quracdi u diyaarisay marki u miiska so fadhistay ayuu hooyadi ku idhi hooyo waxad i doortay xaaska aduunka ugu qaalisan runti nasiib ayan leyahay mama’di aya tidhi sagal waxan ogahay inay tahay hooyadadi labad wixi aad so marisay dib u sax wiilkaygiyow

Mama’du waa qof wax garad ah micnaha rer magaal ah waxay ku fikirty inay dhawr cisho ila bil camal inay guriga ka yara tagto si ay wakhti u qatan waxayna isku diyaarisay guri wllshed ledahay

Hanad ayay u sheegtay inay rabto wllshed inay wakhti laso qadato madaama guriga ku yara daashay oky ayu Dhahay

Sagal Waxay heshay samirki mudada Badan ku qaatay io noloshay u qalantay Farxad io Nolol cusub Ayay gashay

Lasoco Part 14

𝐴𝑑𝑘𝑎𝑦𝑠𝑖 𝑗𝑎𝑐𝑎𝑙 ♥️ part 12 Intay safarka k**i jiren ayay malika ku tidhi  gorma guurkena ka hadli doonta marks ayuu dhahay...
15/04/2024

𝐴𝑑𝑘𝑎𝑦𝑠𝑖 𝑗𝑎𝑐𝑎𝑙 ♥️ part 12

Intay safarka k**i jiren ayay malika ku tidhi gorma guurkena ka hadli doonta marks ayuu dhahay hooyo sagal qof aan ahyn ma rabto iyada darted igu samir anna dhameenaya quruxey

Sagal marku hanad safar galo warwar ayay la jooji wayda guriga iyado kolba ma**da ku leh aniga safarka hanad ma jecli

Ugu danbeyn guriga way gadheen guriga hanad io malika markas marks ayuu hooyadi u sheegay inu nabad tahay mamadi io sagal happy ayay noqden

Malika dhalashadeedi weyan cwa xaflad weyn ayuu u dhigay hadyado io farxd ayu u siyay habenki oo dhan halki aya wakhti lagu qadanayay

Sagal aya aragty sawiradi io video ay so dhigen haben maseer ayay la seexan wayday io oohin ilahy ayay ka baryaysa inay ninkeeda naagtan ka dhex baxdo oo nolol fcn hesho

Maalmo kadib waxd moda inu hanad kolba xasuus isku arkayo isago sagal so hor marayso yaab u is dhaafinaya subaxdi wuxu marka sagal oo ku leh so kac kaalay quraco marku istago malika ayaba kici naysay naxdin malika aya dhahday maxa ku helay marks ayu dhahay waxna lkn waxan dhacaya ayuu la yaaban yahay bananka ayu u baxay sagal ayuu wacay markay callka ay aragty way u qaadan wayday dhawr sano ayay is qaban wana malinti kobad uso wacay wayka qabaty marks ayuu isla yaabay maxx u qaracaty marks u is dhafiyay hooyo iga wrn ayu dhahay marks ayay tidhi fcn tahay oky una ku jaray

Iyada marky maqashay way faraxday
Isaguna naxaaris ayu dareemay lkn wuxu dareemayo u fahmi wayay io sagal halkeeda xiisaha u haya malika aya dhahday ila mnta kaliga aya fikiraya maxa jira ayu dhahay waxna ma jiran

Habenki marku seexday ayu xasuus galay sagal dhoola cadentedi si walba ugu xanaaqo may ahan mid cadhoota siday isaga u daryeeli jirtay Wuxu fahmay xaaskisa inay tahay waxan u sameenaya khalad yihin lkn meel u wax ka bilaabo ayu fahmi wayay fikir aya u so baxay

Kolba sagal ayu waca iyaso isku dhaafinaya hooyo setahy codkeeda macaan ayu ka yaabay marks ayu u raaciyay adiga setahy sagal way u qadan wayday inu iyada xalaadeda waydiyay markas ayay dhahday wan fcnhy adiga setahy sido kale ok by ayu dhahay

Sagal aya meel fadhisaty aya is waydisay malaha riyoo aya ku jirta hanad maha qofkn kuso wacay yaah may waa isagi iyada isku jawaabaysa
Maamdi ayay u sheegty markas ayay dhacday ducadaydi aya ilahy i aqbalay alhm

Hanad wuxu xaqiiqsaday inu dareen u qaday sagal inu iyada agjoogeda u rabo lkn wuxu is le yahay sagal hays dareensin wa kibrani wiilkan is adkayn aya gashay

Malika aya maalmahan sidu hanad u yahay fahmi wayday iyado yaaban ayay ku tidhi ayaatan sidaadi ma tidhid fikir aya ku jirta kali ayad u fadhida isagu hadalka malika uba dhibsaday kaligay aya raba ina nafiso iga yara bax

Malika aya ku qaylisay iyado leh aniga ma igu ledahay iga bax Marks ayu dhahay haa bax wayka cararty iyado ooyaysa lkn marks ayu hanad ku dhahay srry iga raali noqo malika madxa i yara xanuunaya xuman hay arkin

Lkn malika way fahanty waxa jira lkn meel ay wax ka bilaawday ayay raadinaysa

Sagal farxad ayay dareemaysa marna waxay is ledahay malaha waxan aad ku fikirty ma jiran way u qadan laday

Hanad wuxu Go’aan ku gadhay inanu wicin niyada ka saaro sagal lkn kolba niyada sagal aya kuso dhacaysa quruxdeedi ayu sawiranaya
Wuxu go’aan ku gadhay inu noqdo

Lasoco Part 13

 💘 qaybtiu 11Sagal waa mid Marna ka niyad jabin dhaqanka hanad waxay malin walba diyaarisa siday isaga ugu dhawan lahyd ...
13/04/2024

💘 qaybtiu 11

Sagal waa mid Marna ka niyad jabin dhaqanka hanad waxay malin walba diyaarisa siday isaga ugu dhawan lahyd isna wuxu sugi layahay intu sagal nolosheeda ka fogaanayo

Subax walba sagal iyado dhoola caddd naysa ayay isaga quracda u kicisa
Isaguna isago wajiga adkaynaya ayu so kaca duhur walba si qurux badan ayay Qadada ugu so diyaarisa ilen waa qof jecel hayee isna intu agteeda wax ku cunayo ayuu dhibsanaya

Hbn walba Casho Farxad la socoto ayay u sii diyaarisa lkn isaga murug ciil ayu ku cunaya

Qolkooda waxay u sii qurxisa si meel laba qof oo raali iska ahi ku nool yihin lkn isaga marku qolka so galo birkinta intu sariirta kaso qaato ayu dhulka seexda iyada markay seexanayso isaga intay so ag istagto ayay iyado dhoola cadde naysa ku tidha hanad haben wngsn

Isaga wax yar oo dareen ah maba arko isma waydiiyo qoftan maxay kugu samraysa io wanaagan badan ay ledahay

Malika waxay rabta inay magaaladedi ku noqoto oo hanad ay sii ka xaayso lkn isaga inu tago k**a hayso mar walba waxay isku dayaysa inay meel cidla la tagto si ay naftisa gacanta ugu dhigto io hantidiisa

Hanad isagu wuxu modaya malika inay jeceshay wax dhibaya u ka ilaaliya farxad ayu siya raali ahanteda u jecel yahay

Malika markay aragty sagal inay kolba hanad ku hawlan tahay ayay go’aan cad qadaty si ay u kaaxayso hanad been ayay u sheegtay marks ayay ku tidhi waa lay yedhay hawlo si socday aya iso baxay markas ina tago wa qasab hanad wuxu ku jawaabo ayu wayay isna ma rabo inu tago inu iyada ka hadhana ma rabo marks ayuu dhahay wan ku raacaya haday sida tahay lkn hawshada marky so dhamaato waynu so noqo nayna oky yay tidhi

Hooyadi ayuu isna been u sheegay inu hawl dagdag ah u baxayo lkn wax badan aanu maqnanayn hye ayay ku tidhi

Sagal aya maqashay lkn way ka naxday raalina k**a aha lkn aya raali ahantedaba raba ninkan malika ayuu ku waalan yahee
Malika aya farxad ku jirta iyado aaminsan inay ka guulaysaty sagal

Hanad dharki ayuu diyaarsanaya sagal aya ku dhahaysa mar dhawyd ayaba safar ka timide ma iska joogtid hooyo joogistaada ayay ku cafimaad qabtaye markas ayuu dhahay aniga noloshyda so kuma dhihin faraha hala so galin waxsna adiga hawl ku taala maha xadkaga ku eekow way iska aamusty..

La soco qayta 12

  ♥️ part 10 Hanad wuxu so kacay isago jiifa fadhiga wuxuna is waydiyay cida bustaha saartay Is kumu mashquulinbe u iska...
09/04/2024

♥️ part 10

Hanad wuxu so kacay isago jiifa fadhiga wuxuna is waydiyay cida bustaha saartay
Is kumu mashquulinbe u iska kacay
Quracdi ayuu cunay hooyadi wakhti la yara qatay shaqadi ayuu u baxay

Sagal waxa k**i kordhaya jacaylka hanad
Inay sawiradisa is hor gayso mar wlba Ninka sidaas lo jecel yahay maha mid naxaaris yar xta u leh

Malika iyada wexedu jcyl maha wa hanti jacayl io inay rerka la wareegto sagalna aad ayay u neceb tahay siday guriga uga sari lahayd ayay ugu talo jirta

Sagal oo ku jirta qolkeeda ayay malika uso galaysa markas ayay ku dhahaysa kaalay adiga damiir ma lihid miya nin aan ku rabin maxa guriga ku joojiyay quruxda aya ledahay orod raadso qof ku jecel noloshayada ka bax hanad aniga ayuu i jecel yahay lagama yaabo inu xta hal mar xiiso ku qaado
Sagal aya ugu jawaabaysa hanad si dhib yar ayan isku guursanay sidaada igumay qadan sannado io daba carar hantina uma so raacin lkn si fudud jacylkisa ku heli mayo lkn waxad ogata aniga inu Zawjkyga yahay malina aad arki doonto isaga oo i jecel
Malika aya qososhay marks ayay dhahday hadalkn adiga dhahay lkn malintas haku fikirin inay kuso marto sagal aya dhahday cimri aad ku gadho malinta ilahy ka bari imikana qolka iga bax malika oo qoslaysa aya ka baxday

Hanad aya imid guriga marku qolkiisa so galay ayay sagal cup biyo ah ku keentay aad ayuba iskaga daalana markas ayu cabay
Dhar ayay uso diyaarisay marks ayay ku tidhi Qadadi waa diyaar markay qadadi so wada fadhisten ayuu hanad arkay sagal oo cuntada ku dul fikiraysa lkn ismu waydin waxa jira
Marku dhamaysty ayu iska kacay

Markay casar noqotay hanad oo bananka guriga xaga beeraha jooga ayay sagal caffe u keenty io casariye markas ayay sagal dhulka ku dhacday u naxay markas ayu hooyadi ugu qayliyay marks timid way yaabty maxa ku dhacay inanta ayay kaga dhagtay mamadi
Malika aya timid waxay is waydinaysa sababty hanad ugu ag dhacday iyadu wax xun un ku fikirta

Hanad sagal ayuu hospitalka kula cararay malika io mamadina way raacen marki la geyay ayuu dhakhtarki dhahay wax dhiba ma jiran kaliya waa bila dhiig ee nasiimo ha sameeyso wax yar kadib guriga aya la keenay
Mamadi aya dhahday iska naso maalmo hooyo

Hal malin markay nasaty halki ayay iska so kacday iyado ma**da ku leh wan ficanay wana cadi

Sidii Ayay hawshedi Iskaga waadatay iyado Kijada ku jirta Ayay maliki ku tidhi ow Si Aad hanad ugu dhawato Ayad Xanuun Aan jirin iskugu keentay
Sagal hadlba May siin hawsheda Ayay iska wadaty malika Waxay maqashay Hadalka hanad Wayna Baxday

Hanad Aya Arkay Sagal Oo cuntada diyaarinaysa xalaadeda mu waydin u iska dhafay

𝐿𝑎𝑠𝑜𝑐𝑜 part 11 insha Allah

  PART/ 9Sagal daalkii xalay hurdadi ayay saka  ku yara daahday  markay indhaha so kala qaaday ayay saacada eegtay marka...
08/04/2024



PART/ 9

Sagal daalkii xalay hurdadi ayay saka ku yara daahday markay indhaha so kala qaaday ayay saacada eegtay markasay aragtay inay xili danbe tahay markasay soo baxday waxay arag tay malika oo quraacdi diyaarisay markas ayay malika dhahday wow ma so nabad kacdaY sagal.

Umay jawaab celin way dhaaftay.

Markii la quraacday ayaa sagal aragtay malika iyo hanad oo balakoknka taagan isaga oo ku leh waxan raba ina ii masajaysiid yacni iduugtiid waayo jidhka xanuun ka dareemaya malika ayaa dhahday ok ina keen .

Sagal waxay noqotaY qof indhaha wax ka eega uun😓

Sagal waxay ka fikiraysa siday hanad ugu dhawan lahayd qolkeeda ayay gashay.
Markas ayay aragtay malika oo hanad ku leh shopping ayan tagaya iraac halkaas ayaba laysku raacay .

Guriga markay kusoo laabteen hanad dib ayu unoqday shaqo iyo hawlihisu aaday.

Malika oo Tv daawanaysa sagalna halka fadhido ayaa malika dhahaysa hanad intu guriga ka maqanyahay caajis ayaan dareema.

Markaas ayay wacday iyado kolba hadalo mcn ku leh intaas sagal ayay ku xumaynaysa .

Saacado ka dib marku yimid ayuu hanad sagal ku yidhi cawa marti ayaa ii imanaysa casho usamee
Ok ayay dhahday sagal waxayna diyaarisay cuntada ay cawo samaynalahayd iyo hawlaheeda.

Shaqaalihi ayay ku tidhi guriga aad u nadiifiya.
Suuqa ayay alaab ka dalabtay waxay isku diyaarisay kijada iyo casuumadii ay samayn lahayd mudo dhawr sacadood ah ayay hawshi ku jirtay ugu danbayn martidi way timi waana hanad asaxabtisi canada sagal cunto indhaha soo jidanaysa àyay ku diyaarisay miiska lkn cuntada malika ayaa mar h**e u waydaratay oo dhadhankii ka badashay wixi cabitan ahaa sonkortay ku badisay wixi cunto ahaana milixda iyo bas bas ayay ku badisay.

Markii xiligi cuntada lagaaray ayu hanad dhahay ina keen wax so cune miiski ayaa laso wada fadhiistay malika aya cuntadi afka hor galisay markaas ayay qayliday hanad ayaa dhahay maxa dhacay markas ayay dhahday so kac ana ku sheegaye meel gooni ah markay tageen ayu dhahay isheeg markas ayay dhahday hoo eeg marku arkay ayu xanaaqaY malika ayu ku dhahay iminka cunto idalab si h**e loogu keeno ok ayay dhahday isna qolka sagal ayuu galay isago xanaaq cirka maraya wuxuna weydiiyay waxan ay karisay
Sagal wayba yaabtay maxa jira ayay taagan tahay markas ayu dhahay waxad ugu tala gashay cawa inad icebayso kaalay miiska ka qaad waxan aad ka risay
Sagal waxay dareentay inu cuntada ka hadlayo lkn maxa ka khaldan cuntada way so baxday kijada intay tagtay ayay shaqaalaha u dirtay miiska marki lakeenay ayay eegatay mise cuntada say ku ogayd maha yaab shaqaalihi ayay weydiisay cuntada aniga ka dib miya wax ku darteen maya ayay dhaheen madaxa ayay is qabatay🤦‍♀😓
Waxay ka xanaqday inay ninkeeda dadka ku hor ceebaysay .

Markiba cuntadi ayaa la keenay sidii ayay ku casheeyen inyar ka dib martidii way baxeen .
Sagal qolka ayay ku jirta waxay is weydinaysa sida ay wax udhaceen cunto caadiya ayan kariye ee maxa is badalay .

Hanad ayaa intu qolka ugu so galay wixi cadho haysay agu kula dul dhacay buuqa qolkooda malika dhagaysanaysa iyado faraxsan markas ayay iska tagtay qolkeeda.

Hanad wuxu so baxay fadhiga ayu iska fadhiistay sagal ayaa u keentag coffe u aad u jecla markas ayay ku dhahday aad iiga rali noqo waa balan inay mar kale dhacayn happy iska dhig markaas ayay ka so tagtay coffe gii intu iska riixay ayuu iska seexday fadhiga.

Sagal markay cabar jiiftay ayay aragtay inanu hanad meshisi jifin wayso baxday mise hanad fadhiga ayu jiifsaday waxay uso qaaday buste wayna saartay markaas ayay iska dul fadhisatay xoga ka dib ayay is dhahday yaanu kugu soo kicin qolkeeda iska gashay

LASOCO PART /10

  PART /8.Gaadhiga intay saran yihin Malika kolba hanad Garabkiisa ayay ku seexanaysa way wada qoslayaan  waxay ka sheek...
07/04/2024



PART /8.

Gaadhiga intay saran yihin Malika kolba hanad Garabkiisa ayay ku seexanaysa way wada qoslayaan waxay ka sheekaysanayaan markay canada joogen siday uso dalxiisi jireen meelahay soo mareen intaas ku xumayn bay ka tahay sagal ayay maqashiinayan.

Ugu danbayn xafladii waa lasoo gaaray hanad malika ayu gacanta qabsaday sagalna kaligeed aya iska ag socota yado ka qomamynaysa so racidooda.
Marki meesha lagalay Sagal kursi ayay iskaga fadhisatay Halka hanad asaxbtiisa barayo malika una la ciyaarayo malika gacantana haysto miskiinta sagal cidlo iyo maxa ku keenay bay is leedahay mobelkeedi ayay laso baxday iska isticmalaysa dadka xaflada jooga laba laba loociyaraya.
Sagal kolba wiil ayaa ku leh kaalay ila ciyaar lkn iyada xaas ban ahay bay kaga baxaysa.

wiil kale ayaa dhahay quruxeey kalay dadka soo dhex gal maxa ku fadhisiyay
may ayay ku tiri ninkayga ayaan sugaya markas ayuu dhahay awaay ?
markay utilmantay ayu dhahay ninkas naag ayu haysta adiga maxa ku xidhay .
marka intu madaxu xanuunay ayay ku tidhi kaligay ayaan raba inan nafiso .

Sagal musqusha ayay u kacday Rag meesha joogay oo saqajamiina ayaa soo daba kacay markay so baxday ayay dhaheen Quruxleyda kalay nala bashaal intay cabsatay ayay isdhahday dhaaf lkn gacanta aya mid so qabtay markaas ayay aad u qalisay lkn cid maqlayso majirto meesha music ayaa ka socdo sagal ragi waxay damaaciyeen inay faraxumeeyan lkn inta awoodeda ah ayay isdifacaysa Nasiib wanaag wiil meesha soo maray ayaa maqlay qaylada markas ayuu arkay gabar laxoogi rabo ragi ayuu ka celiyay sagal ayuu so kaxeeyay markaas ayuu dhahay ma ficantahay?
Sagal oo naxsan ayaa dhahday haa waad mahadsantahay.
Hanad waxaas midh k**a oga xata isma odhan qof ayaa kula socdaY😢

Sagal ayaa damacdaY inay baxdo oo gurigii qabato lkn hanad ayaa arkay markas ayu ku dhahay ma baxaysid hooyo inay ifahanto ma rabo markay dhammato baynu isracayna .

Meeshedi bay ku noqotay oohin ayay qabsatay😢😓
waxay meeshi fadhidaba xafladii ayaa dhammatay sagal oo nafi kujirin so raacday gaadhigi gurigi markay timi qolka dagdag ayay ugashay dharki ayay iska bixisay way naxsantahay wixi cawa ku dhacay iyo ragi ay kaso baxsatay ayaa marba xasuusanaysa hurdo way u iman weyday.

Hanad iyo malika qolka fadhiga ayay joogan sheekay wataan😢😒

LASOCO PART 9 Insha Allah,

 .PARTA ..7Malika waa mid rabta  booska sagal  inay si ciriri ah ku gasho.Hanad marku bananka u baxayo  way raacda inta ...
05/04/2024

.

PARTA ..7

Malika waa mid rabta booska sagal inay si ciriri ah ku gasho.

Hanad marku bananka u baxayo way raacda inta badan marku guriga joogo way wada fadhiyan .

Sagal indhaha ayay kala socota sheekada lkn waxba k**a badli karto😢.

Malika subaxdii iyada rerka quraacda udiyaarisay mamadi ayaa hadal uu ciil ka keenay ku tidhi malika adiga marti ayaa tahay maha ina hawsha isku dhibto.

Malika ayaa tidhi may waa cadi intaasi.

Sagal oo qolkeeda ku jirta ayay malika uso gashay markas ayay malika ku tidhi ow sorry hanad ayan rabe away?.
Sagal ciil ayaa qabtay markas ayay ku tidhi marku bananka uso baxo lahadal lkn qolka dadka laysk**a sogalo.

Malika xanaq darti way is haynwayday qolka ayay dag dag uga soo baxday.
Hanad marku fadhiga so fadhistay Malika aya utimid markas Tv ayaa layska dawanaya kadib malika aya dhahday hooyo wayba fican tahee aynu iska noqono markas ayu dhahay hooyo maqnanshahayga ma jecla uyara kaadi.

Malika qorshaheedu waa inay hanad gacanta ku dhigto.

Hanad ayaa ku dhahay waa xili danbe iska seexo una kacay qolkisa ayu galay.
Subaxdi sagal iyo mamadi oo guriga beertisa fadhiya ayaa arkay malika iyo hanad oo meel wada fadhiya oo qosol iyo sheeko wata .
markas ayay tidhi aniga uma adkaysan karo waxa meshan kasocda wayna kacday😢.

hanad ayay u yeedhay mamdi markas ayay ku tidhi malmahan dusha ayunban kala socdaye ee waxan aad samaynaysid raali k**a ihi Malika inta aad lafadhidid ama aad is racaysan Xaaskaga kaga bahan iminka usheeg malika meel kale ha dagto Hanad ayaa dhahay hooyo isdaji waad xanunsantahe .
markas ayay dhahday isma dajinayo intan arkayo dhaqankan.
Hanad ayaa dhahay hooyo malika guriga k**a kaxayn karo lkn ana sagal wakhti siinaya adiga happy i noqo.

Habenki hanad ayaa asaxabtiisu uyeedhen xaflad jirta awgeed malika ayu dhahay is diyaari markas ayuu xasuustay hadalki hooyadi manta wuxu ku qasbanyh inu sagalna ka xeeyo Sagal ayuu dhahay is diyaari xaflad ayaynu isku racaynaye.
Sagal waxay uso labisatay sidii Boqorad camal markay so baxday hanad malika ayu dhahay wow cawa aad ayad ushidantahay.
Gaadhiga malika markiba halka h**e ayay fuushay sagalna gadal ayay iska fuushay.

LASOCO PART/8.

ADKAYSI JACAYL.PART/6Hanad malika wu ka diiday inay raacdo lkn way ku adkaysay  kadib ayu dhahay  haye soo bax safarki  ...
01/04/2024

ADKAYSI JACAYL.

PART/6

Hanad malika wu ka diiday inay raacdo lkn way ku adkaysay kadib ayu dhahay haye soo bax safarki ayay soo galeen isaga aad ayu u warwarsan yahay madaama loo sheegay inay hooyadi xanun santahay.

Sagal iyadu aad ayay u rabta aragtida hanad farxad ayay daremaysa guriga iyo nafteeda ayay hagajisay ma**da waxay isu diyarinaysa qabka ay qof xanuusan iskaga dhigi lahayd .

Hanad ugu danbayn guriga ayu yimi
marki sagal Albabka ka furtay wuu iska soo dhafay isago qolka hooyadi ku socda kadib ayay sagal aragtay gaadhiga gabadha ka so dagaysa wana malika .

Malika guriga ayay so gadhay sagal islamay hadlin sagal aad ayay u yaabtay waxayna is weydinaysa naagtan iyado niyadayada ku so dhacday inay tahay nagtu malika laha .

Hanad hooyadi ayuu so dul fadhistay isago xaladeeda weydinaya aadna uga warwarsan hooyadi markas ayay ku dhahday mamadi iminka waxad mooda ina yara ficnanayo oo sagal ayaa inta aad ila socotay .

Niyada uqabowday hanad kadib ayuu dhahay isug dharkan iska so badalayaye.
marku qolka ka so baxay ayuu arkay malika oo fadhiga iska dhex taagan wuuna u yeedhay markaas ayu dhahay kaalay hooyo ku geeye mamadi markay uso galeen ayay yaabtay markas ayay tiri yaa weye gabartani matkas ayu dhahay hooyo waa inan aan wada shaqayno marka hawlo ayay magalada ka ledahay intas ana dhahay guriga jogaysa mamadi oo weli yaban ayaa tiri ok.
wuuna so waday qolki martidu geeyay.

Sagal ayaa ma**da utimi kuna tidhi hooyo nagtan waa nagtan ku shegayay u hanad u tagay lkn maxay ka so doontay halkan.
markas ayay mamdi dhahday is daji waynu eegi doona waxa jire.

Malika qolka ayay iskaga nafisaysa yado is weydinaysa gabartay albabka kuso aragtay inay tahay xaaska hanad.

Sagal ayaa diyarinaysa qadadii ma**da qolkeeda ayu dhahay ugu gee cuntada lkn mamdi aya dhahday maya miiska ayaan imanaya waxba ha iso qaadin...

ADKAYSI JACAYLPART /5Sagal waxaad mooda inah jacayl u qaadayso hanad yado is weydinaysa qofka sidan kula dhaqmaya sababt...
28/03/2024

ADKAYSI JACAYL

PART /5

Sagal waxaad mooda inah jacayl u qaadayso hanad yado is weydinaysa qofka sidan kula dhaqmaya sababta ay niyada uga rabto😢

Hadana way isdiidsinaysa waxa qalbigeeda ka guxaya.

Hanad marnaba niyadiisa kuma so dhacdo sagal xata inay qof tahay iyo in kale maba kala yaqan.

isagu wuxu iska jecelyhy inu iska bashaalo iminka magaalada intaas bu uyimiba.

Isagu halkana saxibad ayu ku leyahay magaceeda layidhaahdo malika.

Malika waa gabar qurux badan.

Hanad waxay utaba socota lacagtiisa iyo inu yahay nin meel walba laga yaqano.

isaga iyo yada magaalada ayay kuso dalxiiseen yago doon wada fuushan ayuu ku dhahay dhib ayaa ihaysta markas ayay weydiisay maxa jira markaas ayuu dhahay

Naag rer miyi ah ban guursaday intay indhaha tagtay ayay dhahday maxa tiri oo iminka xaas ayaad ledahay intu xanaaqay ayuu dhahay aniga xaas ima aha mana jecli keliya hooyaday ayaan ku raali gelinaya bas.

Malika niyada ayay iskala hadashay waxayna go,aan ku gadhay naagtas inay ka furi doonto.

Iyado hanad ku leh Naag rer miyi ah ma qabi kartid kuma qalanto dadka ha isku ceebayn.

Hanad ayaa ugu jawaabay hadlka iga xidh meeshan hadalkeeda uma imaane.

Hanad iyo malika hal guri ayay kuwada nool yihin kolba dalxiis iyo xaflad ayay ku maqanyihin.

Hooyadii ayaa wacday habeenki wiilkeeda yado kuleh ilaa manta imaad so wicine ma fican tahay.

Markaas ayu dhahay haa hooyo mcn Alhm seitahay waan yara mashqulsana mante.

cabar ayay wada hadlayeen Mamadi yado hadlaysa ayay tiri waatan sagal iminka suuqa ka timiye hoo lahadal
markaas ayu dhahay iminka ayan wada hadlaynay hooyo.

Sagalna way yaabtay yago isugu danbaysay maalinku guriga ka baxay ee uu tagay.
isk**ay jidhine waxay dhahday haa hooyo iminkan wada hadlaynay.

Qolkeda intay gashah ayay is weydinaysa herka inta leg ee u isku diidsinayo way iska aamustay😞.

Hanad wuxu maqanyahay mudo ila 5 bilood ah sagalna intaas wax barasho ayay ku jirta yado diidaysa aqoon la,aanta iyo inu kolba hanad ku yidhaahdo isku level manihin.

Ma**da ayaa ah qof mar walba sagal garabsinaya oo leh wax baro dharkan xidho hanad haku yimaado adigo ka aqoon iyo rer magalnimo badane.

Mamadu way dareen santahay in sagal iyo hanad isku ficnayn hadana hoosta ayay ka wada iskusoo dhawanshaha labadooda.

Mudo kadib sagal waxay laso baxaday qurux iyo aqoon dheeri ah iyado kabadisa kuwa magalka.

Ma**da ayaa sagal hadyad ugu keentay gaadhi.

Sagal waxay go,aan ku gaadhay inah ma**da wax walba u sheegto iyo yada iyo hanad say isku yihin.

Habeenki marki lagaaray ayay utimi mamadi waxayna ku tidhi hooyo waxa tahay aniga saxibtayda waxaana ku sheegaya wax walbo jira.

ok isheeg aya tiri mamadi.

waxay tiri hooyo aniga hanad marnaba ixtiram ima siiyo sababto ah guurka iyo aniga midnaba raali k**a aha iminka wuxu ku maqanyhy maha shaqo naag ayu utagay malika ladhaho.

Marwalba isaga ayaa igu khasbi jiray inan dhaho aroos ma rabo inan ku dhaho.

Mamadi intay ilinka timi ayay tiri hanad hooyo labad ayu haystaye waanu fahmayn😓 qof kale waxaas uma adkaysteen .

markaas ayay ku tiri inantaydiyey waan aqaan dhaqanka hanad lkn waxaas k**a filayn isug waan wacaya sagal ayaa ku tidhi may hooyo iska dhaaf waxna ha usheegin mamadi qolkeeda aya iska gashay salaad walbana way u ducaysa sagal.

Subaxdi marki laso kacay ayaa sagal iyo mamadi wada quraacdeen kadib mamadi ayaa dhahday sagal sidan wax fican maha inu ninkaga naag kale ku maqnaado lkn fikir ayaan inoo haya si u uso noqdo waxaan dhahaya waan xanusanaya ee kaalay waan huba inu markiiba imanayo way isku raacen.

Hanad iyo malika oo iska jimicsanaya ayaa laso wacay hanad markaas ayay ku tidhi setahay sagal.

isna wuu ku damiyey mobelka
mar kale ayay so wacday intu ka qabtay ayu dhahay maxaad rabta markaas ayay dhahday keliya waxan ku sheegayyey inay hooyo xanuusantahay wayna ku jartay.
intu naxay ayuu ku so celiyey lkn k**ay qabanin.

Lasoco part 6 insha allah

ADKAYSI JACAYLPART...4sagal ayaa kadaba kacday  markay qolki  gashay way iska seexatay  isna sidi dhaqankiisa ahayd dhul...
24/03/2024

ADKAYSI JACAYL

PART...4

sagal ayaa kadaba kacday markay qolki gashay way iska seexatay isna sidi dhaqankiisa ahayd dhulka intu seexday ayuu mobelkiisi laso baxay isago asaxbtiisa la sheekaysanaya kadib gabar ayuu wacay isago farxad iyo sheeko isla watan ayu dhahay quruxeey bari waan ku imanaya aad ayaan kugu xiise Sagal intaas way maqlaysa lkn dhag umay dhigine way iska seexatay.

Subaxdii marki laso kacay ayay sagal quraacdi diyaarisay marki miiska laysugu yimid ee la quraacday ayuu hanad dhahay hooyo safar ayaan saka ahay waana bixi raba. Halke ayay mamadi ku tiri
markas ayuu dhahay (canada) ayaan tagaya halkaas ayaan hawlo ka leyahay mamadi ayaa ku tiri maad iska joogtid hooyo markas ayuu dhahay waa khasab ina baxa hooyo say ku tiri haye hooyo

markaas ayuu dhahay waan diyaar garoobaya qolkisuna galay sagal ayaa dhahday isug hooyo hanad ayaan diyaarinayaye markay qolka ugu gashay ayay ku dhahday kaalay hooyo ma runta ushegtid ina naago utagaysid intu usoo dhawaaday ayuu ku dhahay aniga noloshayda faraha lamaso gali kartiid waxna k**a galin runtayda iyo beentayda.
oky sagal ilin aya isku sotagtay🥺 wayna iska aamustay markaas ayuu uraciyay hooyaday waxba uma sheegi kartid.

Sagal way ka baxday qolkisa bananka intay tagtay kusoo oohin dhamaysatay😥 markaasay waxay samayso garan weyday ma**da haday runta lawadaagi lahayd xanuun bay ledahay oo naxdinta iyo warwarka waa laga ilaaliya.

Sagal malaha hblo ay saxib latahay ooy wax lawadaagto rerkeedana uma sheegto dhibka ay ku jirto😞 wayna iska samirtay illahay ayaay talo saaratay.

Hanad asaxabtiisa ayaa uyimid si ay usii kaxeeyan wusoo baxay hooyadi ayu macasalaameeyay wuuna baxay✈️

Sagal wajigeeda murug ayaa ka muqata mamadi ayaa ku tidhi ma waxad ka warwarsantahay tagi taanka hanad sagal dhibka maba ay dareensin sidii laba qof oo isku fican inay kala tageen ayay tidhi haa hooyo safarku waa iska naxdin badanyahay markaas ayay qolkeeda gashay iyado leh ilahow nin an waxba ogayn ha cadabin .

mamadu waxay moodaysa inay nin iyo naagtiis isku yihin maba oga colaada dhex taala labadan qof.

Hanad hooyadi ayu soo wacay una sheegay inu nabad tagay sagal oo ma**da agjoogtay ayaa maqlaysa ayado niyada kale Alhamdilillah

LASOCO PART 5

Address

Sıhhıye

Telephone

+252616239599

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qalbi jacayl posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share