07/08/2026
📢 Ogeysiiska Khudbada Jimcaha
Waxaan dhammaan walaalaha Muslimiinta ah ku wargelinaynaa in khudbadda Jimcaha ee Masjidul Jaamaca Xingalool Ay ku saabsan tahay
🎙 Cinwaanka Khudbada:
"Xaqiiqada Tawakkulka iyo Saamayntiisa Nolosha Muslimka."
👤 Khadiibka: Sheekh Maxamed Axmed Maxamed ( Gurey)
🗓 Taariikhda: 23 Safar 1448 Hijri
📍 Goobta: Masjidul Jaamaca – Xingalool
Kusoo Dedaal inaad Masjidka Xilli h**e soo gashaan, Ilaahay ha inaga yeelo kuwii tawakkulka dhabta ah ku noolaada.