21/07/2026
๐๐๐ฆ๐๐๐ฅ๐ฒ๐จ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐จ๐จ ๐๐ก๐๐ฐ๐๐ฒ๐ง:
๐๐๐ซ๐๐๐ง๐๐๐ ๐๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ ๐๐ ๐๐๐ฅ๐ค๐!
Maamulka iyo Shaqaalaha Shirkadda ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข ๐๐ซ๐ข๐ฏ๐๐ญ๐ ๐๐ฆ๐ฉ๐ฅ๐จ๐ฒ๐ฆ๐๐ง๐ญ ๐๐๐ซ๐ฏ๐ข๐๐ ๐๐ ๐๐ง๐๐ฒ (๐๐๐๐๐) waxay hambalyo iyo bogaadin kal iyo laab ah u dirayaan dhammaan qareenada da'da yar ee ku guuleystay Imtixaanka Qareennada Qaranka ee Sanadka ๐๐๐๐ , kaas oo natiijadiisa maanta si rasmi ah loo shaaciyey.
Natiijadan oo muujinaysa guul weyn, iyadoo ๐๐๐ murashax ay si guul leh u gudbeen (oo u dhiganta ๐๐.๐% ), waxay dalkeena u tahay guul weyn iyo kor u kac dhanka tayada adeegyada sharciga ah.
Waxaan si gaar ah u bogaadinaynaa dadaalka muuqda ee Hablaha iyo Wiilasha u dhabar-adaygay guushan.
Haddaba, haddii aad tahay mid ka mid ah qareenadii gudbay ee maanta hantay guusha:
๐. ๐๐๐๐๐ ๐๐ฅ๐๐๐๐๐๐๐๐๐ฎ ๐ฐ๐๐ฒ ๐ข๐๐ข๐ข๐ง ๐๐ฎ๐ซ๐๐ง ๐ฒ๐ข๐ก๐ข๐ข๐ง!
๐. ๐๐๐ฑ๐๐๐ง ๐๐ข๐ฒ๐๐๐ซ ๐ฎ ๐ง๐๐ก๐๐ฒ ๐ข๐ง๐๐๐ง ๐ข๐๐ข๐ง๐ค๐๐ฅ๐ ๐ฌ๐ก๐๐ช๐๐ฒ๐ง๐จ ๐ฌ๐ข๐๐ข๐ข ๐๐๐ ๐ฎ ๐ก๐๐ฅ๐ข ๐ฅ๐๐ก๐๐ฒ๐๐๐๐ง ๐๐ฎ๐ซ๐ฌ๐๐๐จ ๐ฌ๐ก๐๐ช๐จ ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ ๐ก๐๐๐๐จ๐จ๐ง ๐๐ช๐จ๐จ๐ง๐ญ๐ข๐ข๐ง๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐๐๐๐๐ข๐ข๐ง๐.
๐. ๐๐๐ฑ๐๐๐ง ๐ข๐๐ข๐ง๐ค๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐๐ก๐จ๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐๐ฒ๐ง๐๐ ๐ ๐๐๐ฆ๐จ ๐๐ฎ๐ซ๐๐ง ๐ฌ๐ข ๐๐๐ ๐ฎ๐ ๐ ๐ช๐๐ฒ๐ ๐ช๐๐๐๐๐ญ๐๐๐ง ๐๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐๐ก๐ ๐ง๐ข๐๐๐๐ฆ๐ค๐ ๐๐๐๐๐๐ฅ๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐ฅ๐ค๐.
Waxaan idiin rajaynaynaa mustaqbal ifaya iyo inaad bulshada Soomaaliyeed ugu adeegtaan Daacadnimo, Hufnaan, iyo Aqoon qoto dheer.
๐ฎ๐๐๐๐๐๐๐๐, ๐ฏ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐บ๐๐๐๐๐๐ ๐ต๐๐๐๐๐๐
๐๐๐๐!