Smartera Hub

Directions

Smartera Hub SMARTERA HUB

OUR SERVICE
✅ TRAINING PROGRAM
✅ INTERNSHIP PROGRAM
✅ EMPLOYMENT PROGRAM
✅ HOSPITALITY PROGRAM
✅ SKILLS PROGRAM
✅ MEMBERSHIP PROGRAM

Smartera Hub Empowering People. Strengthening Businesses.FOR INDIVIDUALS: Build Skills. Gain Experience. Advance Your Ca...
11/10/2026

Smartera Hub
Empowering People.
Strengthening Businesses.

FOR INDIVIDUALS:
Build Skills. Gain Experience. Advance Your Career.

Take the next step in your professional journey with practical training, workplace preparation, internship opportunities and career guidance. We help you develop your capabilities, apply your knowledge and connect with opportunities aligned with your skills.

FOR BUSINESSES:
Find Talent. Develop Your Team. Improve Performance.

Build a stronger workforce through tailored recruitment support, coordinated internship placements and staff development. We work with you to understand your needs, identify suitable candidates and strengthen the skills that support your business goals.

Your ambitions. Your business needs. Let’s move forward together.

Contact SMARTERA HUB to discuss how we can support you.

617791177
Hodan, Mogadishu, Somalia
smarterahub.com


INTERNSHIP OPPORTUNITIES Ma tahay arday ama qof dhawaan jaamacadda ka qalin-jabiyay oo raadinaya fursad Internship ah?Sm...
10/10/2026

INTERNSHIP OPPORTUNITIES

Ma tahay arday ama qof dhawaan jaamacadda ka qalin-jabiyay oo raadinaya fursad Internship ah?

Smartera Hub waxay shaacinaysaa fursado Internship ah oo loogu talagalay dhalinyarada doonaysa inay helaan khibrad shaqo, horumariyaan xirfadahooda, una diyaargaroobaan suuqa shaqada.

Available Internship Fields:
Pharmacology
Nursing
Human Resources (HR)
Medical Laboratory
Ha moogaan fursaddan aad ku horumarin karto xirfaddaada!

Iska diwaan gelin link-gan hoose.
https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSfaYSYq1xSXYJPxc0zaDJjev6jLWcwi7xVh1pqfTmF54-hhKA/viewform?usp=dialog

La wadaag asxaabtaada si ay iyaguna uga faa'iidaystaan.

JOB OPPORTUNITY | SALES & MARKETING10 FURSADOOD SHAQO. SMARTERA HUB, waax-deeda fursadaha oo kaashanaysa shirkadaha ay w...
10/10/2026

JOB OPPORTUNITY |
SALES & MARKETING

10 FURSADOOD SHAQO.

SMARTERA HUB, waax-deeda fursadaha oo kaashanaysa shirkadaha ay wada-shaqaynta leeyihiin, waxay shaqaaleysiin u raadineysaa 10 qof oo leh xirfadaha Sales & Marketing.

Ma ku fiican tahay iibka, suuq-geynta iyo la macaamilka macaamiisha? Fursaddan adigaa leh!

Halkan ka codso:

Buuxi link-gan si aad Fursada u codsato.

https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSex6Kz-q5rE0_4RzEPeyAnRFwfWIkQ0XLIsdBxhNIpXjFQtbQ/viewform?usp=dialog

Ama

CV-gaaga ku dir:
[email protected]

Contact
61 7791177

CONGRATULATIONS TO OUR SELECTED INTERNS. "Your Skills. Your Opportunity. Your Future" SMARTERA HUB waxay soo bandhigaysa...
30/09/2026

CONGRATULATIONS TO OUR SELECTED INTERNS.

"Your Skills. Your Opportunity. Your Future"

SMARTERA HUB waxay soo bandhigaysaa ardayda loo xushay barnaamijkeeda Internship Opportunity, kuwaas oo fursad u helay inay xirfadahooda ku dabaqaan waayo-aragnimo shaqo oo dhab ah.

Ardaydeydu waxay heleen Fursadaha kala ah:

- Pharmacology
- Data Analysis
- Video Editing
- Graphic Design
- Reception

Maxay Internship-ku kuu qabanaysaa?

✅ Kobcinta xirfadaha shaqo.
✅ Helitaanka waayo-aragnimo dhab ah.
✅ Diyaargarowga suuqa shaqada.
✅ Dhisidda mustaqbal xirfadeed

SMARTERA HUB waxay aaminsan tahay in xirfaddu ay tahay furaha fursadaha, waayo-aragnimaduna ay tahay buundada isku xirta waxbarashada iyo shaqada.

SMARTERA JOURNEY
Skills → Internship → Employment → Career Growth

Hambalyo dhammaan ardayda la xushay.

Mustaqbalkiinnu maanta ayuu bilaabmay.

SMARTERA HUB
Hodan, Muqdisho
www.smarterahub.com
+252 617 791177

250+ INTERNSHIP SUCCESS OPPORTUNITY  Smartera HubKhibraddu waa tallaabada koowaad ee mustaqbal shaqo oo guuleysta.SMARTE...
27/09/2026

250+ INTERNSHIP SUCCESS OPPORTUNITY

Smartera Hub

Khibraddu waa tallaabada koowaad ee mustaqbal shaqo oo guuleysta.

SMARTERA HUB waxaa ka go’an kobcinta xirfadaha dhalinyarada Soomaaliyeed, abuurista fursado Internship, iyo isku xirka kartida iyo suuqa shaqada.

250+ dhalinyaro ah ayaa ka faa’iideystay barnaamijyadeenna Internship-ka, iyagoo helay fursado ay ku kasbadaan khibrad shaqo, ku horumariyaan xirfadahooda, kuna dhistaan mustaqbalkooda xirfadeed.

Skills • Careers • Impact

Hodan, Mogadishu, Somalia


KU SOO DHAWOOW SMARTERA HUB qeybta Academy-da. Waxaan si sharaf iyo farxad leh u soo dhaweynaynaa Ustad Eng. Arab Muhyad...
23/09/2026

KU SOO DHAWOOW SMARTERA HUB qeybta Academy-da.

Waxaan si sharaf iyo farxad leh u soo dhaweynaynaa Ustad Eng. Arab Muhyadin, oo ku soo biiray bahda Smartera Academy isagoo ka mid noqonaya macallimiinta iyo khubarada Academy-ga.

Ujeeddadeennu waa
Inaan dhalinyarada siino
- aqoon tayo leh,
- xirfado casri ah iyo
- diyaar-garow shaqo oo la jaanqaadaya baahiyaha suuqa shaqada.

Khibraddiisa, aqoontiisa iyo dadaalkiisa waxay qayb ka noqon doonaan dadaalka aan ugu jirno dhisidda jiil leh xirfad, aqoon iyo mustaqbal shaqo.

Ku soo dhawoow Smartera Academy, Ustad Eng. Arab Muhyadin.
Waxaan kuu rajaynaynaa guul, horumar iyo waxqabad miro-dhal ah.

SMARTERA HUB
Skills • Careers • Impact

Smartera Hub qeybteeda EMPLOYMENT PROGRAM-ka waxay shaacinaysaa 3 fursadood oo shaqo oo GP Doctor ah, kuwaas oo ka kooba...
20/09/2026

Smartera Hub qeybteeda EMPLOYMENT PROGRAM-ka waxay shaacinaysaa 3 fursadood oo shaqo oo GP Doctor ah, kuwaas oo ka kooban 2 Rag ah iyo 1 Dumar ah.

Musharraxiinta waa inay haystaan.
- Bachelor’s Degree in Medicine,
- Medical Licence ansax ah,
- ugu yaraan 2–3 sano oo khibrad shaqo ah,
- xirfado isgaarsiin oo wanaagsan.


Musharraxiinta u qalma waxaa lagu dhiirrigelinayaa inay codsadaan fursaddan oo ay soo buuxiyaan foomkan hoose

https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSfgxoq4_x89oJFtl2NGlM25Bie0oYHPSzLCb8b97MGQN14M6A/viewform?usp=dialog

ama nala soo xiriiraan.

WhatsApp: 61-7791177
Mogadishu, Somalia





FURSAD INTERNSHIP AH OO MAR KALE U FURAN DHALLINYARADA!Smartera Hub waxay mar kale siinaysaa dhallinyarada Soomaaliyeed ...
10/09/2026

FURSAD INTERNSHIP AH OO MAR KALE U FURAN DHALLINYARADA!
Smartera Hub waxay mar kale siinaysaa dhallinyarada Soomaaliyeed fursad ay ku helaan khibrad shaqo oo dhab ah, una horumariyaan aqoontooda iyo xirfadahooda.

Internship Program-kan waxaa loogu talagalay ardayda iyo qalin-jabiyeyaasha qaybaha:
Medicine
Pharmacology / Pharmacy
Nursing
Engineering

Haddii aad rabto inaad aqoontaada u beddesho khibrad shaqo, xirfad iyo fursado mustaqbal, tani waa fursaddaada.
Isdiiwaangelintu waa furan tahay.
Buuxi Google Form-ka hoose si aad uga mid noqoto codsadayaasha:

Registration Form: https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSenmBHMae69XHcUyTgFm3TDD-3Njkje4TV_5z-2gAIBW23wwA/viewform?usp=dialog

Fursadaha waa xaddidan yihiin, sidaas darteed is diiwaangeli maanta.

Address

Banadir Dahab Tower Road
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Smartera Hub posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share