05/09/2026
NEW INTAKE — SEPTEMBER 2026
Smartera Hub Qeybta Academy-da waxay si rasmi ah u furaysaa isdiiwaangelinta koorsooyinka cusub ee xirfadaha casriga ah, kuwaas oo loogu talagalay dhalinyarada doonaysa inay dhistaan aqoon practical ah, kor u qaadaan xirfaddooda, una diyaargaroobaan fursadaha shaqo ee maanta iyo mustaqbalka.
Koorsooyinka la qaadanayo waxa ka mid ah:
- Diploma in Computer Skills
- Graphic & Visual Design
- Video Editing & Motion Graphics
- Data Analysis & Visualization
Classes Start: 12 September 2026
Barnaamijyadani waxay diiradda saarayaan barasho practical ah, projects dhab ah, iyo xirfado si toos ah loogu adeegsan karo waxbarashada, shaqada, freelancing-ka iyo ganacsiga.
Maxaad heli doontaa.
Practical & Project-Based Training
Xirfado la jaanqaadaya suuqa shaqada
Tababar ay bixiyaan macallimiin khibrad leh
Deegaan waxbarasho oo professional ah
Horumarin xirfadeed iyo career readiness
Registration is now open.
Haddii aad diyaar u tahay inaad xirfad cusub bilowdo ama aad aqoontaada heer sare gaarsiiso, hadda iska diiwaangeli.
Registration Form:
https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSdo7CHdT7Ct5uAyvgQPar2q3bLrFn6e8yjEYhUyKf-mQVJZhA/viewform?usp=dialog