East Africa Labor Market

East Africa Labor Market Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from East Africa Labor Market, Employment agency, Makkah Almukarramah , TCC Apertment Building , M7 Offices, Mogadishu.

East Africa Labor Market waa madal isku xirta shaqo-doonka iyo shaqo-bixiyeyaasha Bariga Afrika, iyadoo fududeysa helitaanka fursadaha shaqo iyo horumarinta xirfadaha.

19/03/2026

09/03/2026



252 619 280 933
252 771 832 188

05/03/2026



26/02/2026


HADAL YAR IYO HAWL BADAN Anagoo ah East Africa Labor Market, waxaa sharaf weyn inoo ahayd ka-qaybgalka (Global Labor Mar...
19/02/2026

HADAL YAR IYO HAWL BADAN

Anagoo ah East Africa Labor Market, waxaa sharaf weyn inoo ahayd ka-qaybgalka (Global Labor Market Conference) oo lagu qabtay Riyadh, Boqortooyada Sacuudi Carabiya (Janaayo 2026).

Shirkan caalamiga ah wuxuu ahaa madal muhiim ah oo lagu gorfeeyay mustaqbalka suuqa shaqada aduunka, horumarinta xirfadaha, isbeddelka tiknoolajiyadda (AI & Automation), iyo sida loo dhisi karo siyaasado shaqo oo waara, cadaalad ah, kana jawaaba baahiyaha mustaqbalka.

Ka-qaybgalka shirkan wuxuu noo xaqiijiyay in horumarinta suuqa shaqadu u baahan yahay iskaashi, hal-abuur, iyo qorsheyaal waara oo heer gobol iyo heer caalami ah.








252 619 280 933
Whatsapp

17/02/2026

RAMADAAN KAREEM

15/01/2026

Jumca mubaarak

Address

Makkah Almukarramah , TCC Apertment Building , M7 Offices
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when East Africa Labor Market posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share