17/11/2019
Waxaan haynaa 3 jago oo suun-geyn ah, (Marketing Executive). Xafiiskeenna Muqdishu. Waa lagu tababarayaa. Waa inaad tahay qof fur furan oo dabiicad wanaagsan. Waa inaad tahay qof akhlaaq leh oo dad la dhaqan wanaagsan leh. Waa inaad dugsi sare soo dhameysay. Ama aad khibrad u leedahay suuq-geyn. Ma aha alaabo la gadayo ee waa hawl-qabad mushahari ah iyo commission. Fadlan noogu soo dir CV0gaada, [email protected].