10/01/2025
๐ฆ๐ต๐ฎ๐พ๐ผ ๐ช๐ฎ๐ฐ๐ฎ๐ป - ๐๐ฎ๐น๐น๐ฎ๐ป๐ป๐๐ฒ๐ฒ๐ป๐ ๐๐ฎ๐ฎ ๐๐ต๐ฎ๐พ๐ผ!
Waa waqtigii aan beddeli lahayn wacyiga bulshada ee ku aaddan shaqooyinka, gaar ahaan dhallinyarada. Waxaan u istaagnay inaan ku dhiirrigelino dhallinyarada Soomaaliyeed qabashada shaqo kasta oo sharaf leh, iyagoo ka faaโiideysanaya ๐ ๐๐ง๐ฉ๐๐๐ค๐ค๐๐, ๐๐๐ก-๐๐๐ช๐ช๐ง๐ ๐ค๐ค๐๐, ๐๐๐ง๐๐๐๐ค๐ค๐๐ ๐๐ฎ๐ค ๐๐๐๐๐๐ก๐ ๐ค๐ค๐๐.
๐ ๐ฎ๐
๐ฎ๐ฎ๐ป ๐ ๐๐ฎ๐บ๐ฒ๐๐ป๐ฒ๐๐ป๐ฎ๐ฎ ๐ผ๐น๐ผ๐น๐ฎ๐ต๐ฎ๐ป?
1. Si loo dhiirrigeliyo shaqo-abuurka iyo mustaqbaldhisid waara.
2. Si dhallinyarada soomaaliyeed u noqdaan kuwo isku kalsoon kuna faana shaqadooda.
3. Si aan tusaale uga dhigno sheekooyinka dhallinyarada Soomaaliyeed ee guuleystay, hal-abuurkooduna gaaray dunida daafaheed.
๐๐ค๐ค๐ก๐ ๐๐๐ฃ๐ฃ๐ช ๐ฌ๐๐ ๐๐ฃ๐๐๐ฃ ๐๐๐ช๐ช๐ง๐ฃ๐ค ๐๐๐๐ก ๐๐ช๐จ๐ช๐ ๐ค๐ค ๐จ๐๐๐ฆ๐๐ฎ๐จ๐ฉ๐, ๐ ๐ช ๐๐๐๐๐ง๐ง๐๐๐ ๐ ๐ช๐ฃ๐ ๐๐๐๐ฃ๐ ๐จ๐๐๐ฆ๐๐๐.
Ku Soo biir ololaheena oo ka mid noqo kuwa isbeddelka keenaya! Si wadajir ah ayaan u muujin karnaa in shaqadu tahay dariiqa ee guusha.
Sheekooyinka guuleystayaasha ee ololahan dhawaan ayaan kula wadaagi doonnaa. Haddii aad tahay qof dhalinyaro ah oo shaqeysta, nala wadaag sheekadaada; si aad tusaale ugu noqoto dhalinyarada dooneysa inay wakhtigooda ka faaโideystaan.