20/08/2025
ARES Belgium Government Scholarship 2026-27 (Fully Funded)
Faa’iidooyinka (Benefits):
• Waxbarasho buuxda (fully funded) oo loogu talagalay ardayda ka socota dalalka soo koraya.
• Heerarka la bixiyo: Bachelor’s, Master’s, iyo Training Courses (1–6 bilood).
• Lacag bil kasta oo kharashka nolosha lagu daboolo
• Tikidhada safarka iyo caymis caafimaad
• Kharashyada fiisaha iyo barnaamijyada kale ee la xiriira
Shuruudaha U-qalmitaanka (Eligibility):
• Waa in aad tahay Alumni ka tirsan Mandela Washington Fellowship (ama u dhigma shahaado jaamacadeed oo heer caalami ah)
• Ugu yaraan 2 sano oo khibrad xirfadeed ah
• Aqoonta luqadda barnaamijka lagu bixinayo (Ingiriisi)
Dalalka u qalma:
• Dalal badan oo Afrika, Aasiya, Latin America, iyo Bariga Dhexe ah, oo ay ku jiraan Soomaaliya, Kenya, Ethiopia, Uganda, Tanzania, Zimbabwe, Vietnam, iyo kuwo kale.
Deadline: 19 Sebtembar 2025
Codsiga:
This link will take you to a page that’s not on LinkedIn