Xafiiska Shaqalaysinta Shaqada Guryaha

Xafiiska Shaqalaysinta Shaqada Guryaha Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xafiiska Shaqalaysinta Shaqada Guryaha, Employment agency, Hargeisa.

Asc hablo mathy shaqo don misena shaqlo don hadaba Xafiska shaqo gaynta shaqada guryaha wuxu isku xidha loo shaqeyah iyo shaqo doonka hadad ka mitahy inta anu so shegnay welcome laso xidhiidh

Waxan hayna gabdho shaqodona hargaysa xafada ubahan ama garanaysa xafad ubahan hanala soxidhidho
14/09/2022

Waxan hayna gabdho shaqodona hargaysa xafada ubahan ama garanaysa xafad ubahan hanala soxidhidho

Waxa banan shaqo Xaafada new hargeysaQof keliya3 qolShaqada isku jir.Joogis.Lacagta 80 dolar hadaba hadad udiyar tahay a...
21/07/2022

Waxa banan shaqo Xaafada new hargeysa
Qof keliya
3 qol
Shaqada isku jir.
Joogis.
Lacagta 80 dolar hadaba hadad udiyar tahay ama garanaysid cid udiyara shaqadan nala soxidhidh

Waxa banan shaqo Xaafada new hargeysa4 qof wawayn iyo sadex carura5 qolShaqada isku jir.Joogis.Lacagta 90 dolarWaxa kale...
21/07/2022

Waxa banan shaqo Xaafada new hargeysa
4 qof wawayn iyo sadex carura
5 qol
Shaqada isku jir.
Joogis.
Lacagta 90 dolar

Waxa kale banan shaqo Xaafada shekh madar
2 qof wawayn iyo 2 carura
4 qol
Shaqada isku jir.
Joogis.
Lacagta 70 dolar

Waxa kale banan shaqo xafada xero awr
6 qof wawayn
5 qol
Shaqada isku jir.
Joogis.
Lacagta 80 dolar
hadaba hadad udiyar tahay ama garanaysid cid udiyara shaqadan nala soxidhidh

18/05/2022
19/12/2021

Waxan Hayna Hablo Shaqodona o jogis iyo rawaxadba leh xafadi ubahan iyo maheradi ubahan ama garanaysa cid ubahan hanala so xidhidho

Asc hablo mathy shaqo don misena shaqlo don hadaba Xafiska shaqo gaynta shaqada guryaha wuxu isku xidha loo shaqeyah iyo...
28/11/2021

Asc hablo mathy shaqo don misena shaqlo don hadaba Xafiska shaqo gaynta shaqada guryaha wuxu isku xidha loo shaqeyah iyo shaqo doonka hadad ka mitahy inta anu so shegnay welcome

26/10/2021

Ma donaysa inad horumar samayso o ad shaqaysato? Haday jawaabtadu tahay Haa o in ad shaqaysato diyar utahay dhawr shaqoyin ba banan si midkamida ad ugasho so codso

[email protected]

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xafiiska Shaqalaysinta Shaqada Guryaha posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share