Xafiiska Shaqalaysiinta Shaqada Guriga

Xafiiska Shaqalaysiinta Shaqada Guriga Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xafiiska Shaqalaysiinta Shaqada Guriga, Employment agency, Hargeisa.

19/12/2021

cidi garanaysa cidi ubahan waxan Hayna Hablo Shaqodona o jogis iyo rawaxadba leh xafadi ubahan ama maheradi ubahan hanala so xidhidho

26/10/2021

Ma donaysa inad horumar samayso o ad shaqaysato? Haday jawaabtadu tahay Haa o in ad shaqaysato diyar utahay dhawr shaqoyin xafado o jogisa ba banan si midkamida ad ugasho Socodso

[email protected]

shaqoyinka banan dhawr xafadod o jogis ah waxanay kala yihin1 - shaqo xafada jigjiga yar ah wa 4 qol waxana joga laba qo...
14/10/2021

shaqoyinka banan dhawr xafadod o jogis ah waxanay kala yihin

1 - shaqo xafada jigjiga yar ah wa 4 qol waxana joga laba qof o wawayn iyo 5 carura qimaha 120$

2 - shaqo xafada sheedaha ah wa 6 qol 3 qof o wawayn iyo 5 caruura qimaha 100$

3 - shaqo xafada total 3 qol 2 qof o wayn wax caruuri majogan qimaha 100$

4 - shaqo xafad boqol jireh ah 5qol 4 qof wawayn iyo 4 carura qimaha 130$

4 shaqo xafada new hargeisa 4 qol 2 qof o wawayn wax carura majogan qimaha 120$

socodso hadad diyar tahay

waxa banan shaqo dhawr xafadod o kala duwan hadaba diyar hadad tahay so dalbo
24/09/2021

waxa banan shaqo dhawr xafadod o kala duwan hadaba diyar hadad tahay so dalbo

waxa banan shaqo dhawr meelod o kala duwan hadaba diyar hadad tahay so dalbo
15/09/2021

waxa banan shaqo dhawr meelod o kala duwan hadaba diyar hadad tahay so dalbo

13/09/2021

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xafiiska Shaqalaysiinta Shaqada Guriga posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share