Shaqeeye Agency

Shaqeeye Agency Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Shaqeeye Agency, Employment agency, Shaqeeye Employment Agency, suuqa hoose, Hargeysa, Hargeisa.

Shaqeeye Agency waa shirkad shaqaaleysiin oo:
Isku xireysa shaqo-doonayaasha iyo loo-shaqeeyayaasha ganacsiyadda
Daboolaysa dhammaan qaybaha shaqo ee dalka ka bannaan
Yareynaysa waqtiga, kharashka, iyo qaladaadka shaqaaleysiinta.

πŸŽ‰ HANBALYO GUULAYSTAHA! πŸŽ‰Shaqeeye Agency waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa Sahra Mohamed Ibrahim, oo ku guulaysatay...
21/08/2026

πŸŽ‰ HANBALYO GUULAYSTAHA! πŸŽ‰
Shaqeeye Agency waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa Sahra Mohamed Ibrahim, oo ku guulaysatay booskii shaqo ee Macalimada English-ka. πŸ‘πŸŒŸ
Waxaan kuu rajaynaynaa mustaqbal ifaya, guulo badan iyo horumar joogto ah. 🌷
Guushu waa bilow cusub β€” hambalyo Sahra! ❀️

17/08/2026

πŸ“’ Fursad Shaqo – Macallimad English Online πŸ‘©β€πŸ«
Shaqeeye Agency waxay raadinaysaa Macallimad English ah oo leh khibrad waxbaris.
πŸ’» Shaqo Online ah
πŸ’° Mushahar: $100+
πŸ“© CV-gaaga ku soo dir WhatsApp: 0638461212
Ha seegin fursaddan! Fursaddaada ka faa’iidayso. πŸš€


πŸ“’ OGAYSIIS MUHIIM AH – SHAQEEYE AGENCYDhammaan codsadayaasha waxaa lagu wargelinayaa in la xiray codsiyada labadii fursa...
11/08/2026

πŸ“’ OGAYSIIS MUHIIM AH – SHAQEEYE AGENCY
Dhammaan codsadayaasha waxaa lagu wargelinayaa in la xiray codsiyada labadii fursadood ee shalay la shaaciyey:
πŸ‘©β€πŸ« Home Teaching
πŸ₯€ Sharaab Shiide
⏳ Guulaystayaasha dhawaan ayaan soo shaacin doonnaa.
πŸ™ Mahadsanidiin dhammaan intii codsatay iyo kalsoonida aad nagu qabtaan.

10/08/2026

FURSADO SHAQO OO BANNAAAN! 🚨
Waxaa loo baahan yahay WIIL πŸ‘¨ iyo GABADH πŸ‘©β€πŸ«
πŸ‘©β€πŸ« Macallimad:
πŸ“š Waxbaridda KG 3 & Grade 1
πŸ“ Magaalo-Jimcaale
πŸ’° $70
⏰ 5:00–6:30 galabnimo
πŸ‘¨β€πŸΉ Shaqaale Sharaab Sameeye:
πŸ“ Suuqa Hoose
πŸ’° 80,000 Shilin + 🍽️ cunto 2 waqti ah
⏰ 9:00 subaxnimo–12:00 duhurnimo & 4:00 galabnimo–12:00 habeenimo
⭐ Mudnaanta waxaa leh qofka leh khibradda iyo shuruudaha looga baahan yahay.
πŸ“ž 063-8461212



HANBALYO XAMDA ABDILAAHI MAXAMUUD! πŸŽ‰Waxaan si farxad leh ugu hambalyaynaynaa Xamda Abdilaahi Maxamuud, oo ku guulaysatay...
08/08/2026

HANBALYO XAMDA ABDILAAHI MAXAMUUD! πŸŽ‰
Waxaan si farxad leh ugu hambalyaynaynaa Xamda Abdilaahi Maxamuud, oo ku guulaysatay booskii Account & Cashier ee ay Shaqeeye Agency dhawaan shaacisay. πŸ‘
Xamda waxay leedahay 6 sano oo khibrad ah oo dhinaca Account-ka ah, taas oo ka mid ahayd aqoonta iyo waayo-aragnimada lagu qiimeeyey.
πŸ’ Waxaan u rajaynaynaa guul iyo horumar badan shaqadeeda cusub.
Shaqeeye Agency – Hoyga Fursadaha. πŸ’Όβœ¨

21/07/2026

πŸ“’ FURSAD SHAQO – IIBIYE TUKAAN (RAGGA)
Ma leedahay khibrad iibin? Fursaddan adigaa loogu talagalay!
βœ… Booska: Iibiye Tukaan
πŸ“ Goobta: New Hargeisa (Shiraaqle)
πŸ’° Mushaar: $120 bishii + Bas-raac
Shuruudaha: βœ”οΈ Khibrad h**e oo maherad ama dukaan ah. βœ”οΈ Inuu wax qori karo, waxna akhrin karo. βœ”οΈ Akhlaaq iyo dhaqan wanaagsan. βœ”οΈ Diyaar u ah full-time (joogid ama rawaxaad). βœ”οΈ Haddii uu rawaxayo, waa inuu deggan yahay meel u dhow New Hargeisa (Shiraaqle).
πŸ“² Haddii aad buuxinayso shuruudaha, dalbo hadda. Boosasku waa kooban yihiin, waxaana la qaadanayaa qofka ugu horreeya ee ku habboon.
Nagala soo xiriir WhatsApp si aad u codsato shaqada.

12/07/2026

πŸ“’ FURSAD SHAQO – IIBIYAHA BUUGAAGTA πŸ“š
Shaqeeye Agency waxay kuu haysaa fursad shaqo oo loogu baahan yahay wiilal iyo gabdho ku wanaagsan iibinta.
πŸ“ Goobta shaqada: Suuqa Hoose & Suuqa Gobannimo
πŸ’Ό Waxa aad helaysaa: βœ… Basraac: 6,000 Shilin maalintii βœ… Komishan: 15,000 Shilin buug kasta oo aad iibiso βœ… Miis, kursi iyo sameecad ay ku duuban tahay xogta buugga si ay kuu fududeyso iibinta.
Shuruudaha: βœ”οΈ Khibrad ama karti dhinaca iibinta. βœ”οΈ Inaad wax akhrin karto waxna qori karto. βœ”οΈ Inaad diyaar u tahay shaqada labada galin.
⏳ Haddii aad diyaar u tahay inaad ka faa'iidaysato fursaddan, codsigaaga soo gudbi maanta.
πŸ“ž Nala soo xidhiidh: 0638461212

πŸ“£ OGAYSIIS MUHIIMCodsiyadii shaqada si rasmi ah ayay u xidhmeen.Waxaan u mahadcelinaynaa dhammaan codsadayaashii iyo kal...
11/07/2026

πŸ“£ OGAYSIIS MUHIIM
Codsiyadii shaqada si rasmi ah ayay u xidhmeen.
Waxaan u mahadcelinaynaa dhammaan codsadayaashii iyo kalsoonida aad siisaan Shaqeeye Agency. Natiijooyinka iyo fursadaha shaqo ee soo socda kala soco boggayaga.

⏰ Xusuusin Muhiim Ah!Wakhtiga codsiyada shaqaddu waxa uu xidhmayaa maanta oo Sabti ah, 11/07/2026, saacadda 12:00 PM (Du...
11/07/2026

⏰ Xusuusin Muhiim Ah!
Wakhtiga codsiyada shaqaddu waxa uu xidhmayaa maanta oo Sabti ah, 11/07/2026, saacadda 12:00 PM (Duhurnimo).
Haddii aad weli codsigaaga soo gudbin, ha sugin daqiiqadda ugu dambaysa. Soo dir CV-gaaga ka hor inta aanu wakhtigu dhammaan.
πŸ“§ Email:
πŸ“± WhatsApp: +25263 8461212
Ha seegin fursaddaada shaqo – Codso hadda!

πŸ“’ FURSAD SHAQO – CASHIER & ACCOUNTINGMa leedahay khibrad dhinaca Cashier-ka iyo Accounting-ka? Ma ka soo shaqaysay dukaa...
09/07/2026

πŸ“’ FURSAD SHAQO – CASHIER & ACCOUNTING
Ma leedahay khibrad dhinaca Cashier-ka iyo Accounting-ka? Ma ka soo shaqaysay dukaamada dharka carruurta, agabka carruurta ama supermarket-yada isticmaala QuickBooks, Odoo ama nidaamyo la mid ah?
Shaqeeye Agency waxay raadinaysaa qof dumar ah oo buuxisa shuruudahan:
βœ… Khibrad Cashier & Accounting
βœ… Waayo-aragnimo shaqo oo la mid ah
βœ… Diyaar u ah shaqo Full-time
βœ… Deggen agagaarka 150-ka ama si fudud uga shaqayn karta goobta
πŸ—“οΈ Codsigu Wuxuu Furmayaa: 09/07/2026
πŸ—“οΈ Wuxuu Xidhmayaa: 11/07/2026
πŸ“© CV-gaaga ku soo dir WhatsApp:
πŸ“± 063 8461212
⏳ Ha dib u dhigin codsigaaga! Boosasku waa xaddidan yihiin, waxaana mudnaanta la siinayaa codsiyada soo horreeya.


Address

Shaqeeye Employment Agency, Suuqa Hoose, Hargeysa
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shaqeeye Agency posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Shaqeeye Agency:

Shortcuts

Share