Nadiif Media

Nadiif Media Nadiif Cleaning Service Garowe

16/01/2026

Saliga Nabiga ﷺ & Ducooyin Qiimo Badan ✨…

Barako weyn baa ku jirta saliga Nabiga ﷺ. Waa sabab kor loogu qaado darajooyinka, loo helo naxariis iyo deganaan qalbiyeed.

06/01/2026

Waalidka

06/01/2026

Aduunyadu qiimo badan maleh

05/01/2026

Beenta iyo dhibka leedahay

05/01/2026

Masha Allah ❤️

04/01/2026

Allah ka cabso marwalba

04/01/2026

Ahlu janaha iyo nimcada ay kujiraan

02/01/2026

Salliga nabiga ﷺ.

02/01/2026

Barako Ma rabtaa inaad hesho!! Waxaa kaaga Filan Salliga Nabiga ﷺ oo aad joogtayso

Intaas waxaa dheer:

🔹Danbiga ayaa lagu dhaafa saliga nabiga ﷺ
🔹Barako ayaa laga helaa ku saliga nebiga ﷺ
🔹 Wuxuu daaweeyaa walwalka iyo murugada.
🔹Waxaad noqonaysaa dadka ugu dhow maalinta qiyaame nabiga ﷺ haddii aad badiso salligiisa🤝

اللَّهُــمَّ صَلِّ وَسَـــلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَـــا مُحمَّد ﷺ💛.

01/01/2026

Salaada suabax qofkii Masjidka ku tukaday wuu liibaanay

Address

Garowe Puntland
Garowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nadiif Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Nadiif Media:

Share