Berbera Job Center

Berbera Job Center Berbera Job Center is a Organization working Berbera, This Organization was set up to connecting Job Seekers And Job Providers

Fursado Deeq WaxbarashoShuruudaha lagarabo ardayda soo xaraysanaysa Deeqda Waxbarasho ee dalka Ethiopia ugu deeqay Jamhu...
03/09/2026

Fursado Deeq Waxbarasho

Shuruudaha lagarabo ardayda soo xaraysanaysa Deeqda Waxbarasho ee dalka Ethiopia ugu deeqay Jamhuuriyadda Somaliland.

๐Ÿš€ JOB HUNTING SKILLS TRAININGMa rabtaa inaad si xirfad leh u raadiso fursadaha shaqo oo aad kordhiso fursadda aad ku hel...
16/08/2026

๐Ÿš€ JOB HUNTING SKILLS TRAINING

Ma rabtaa inaad si xirfad leh u raadiso fursadaha shaqo oo aad kordhiso fursadda aad ku heli karto shaqada aad doonayso?

๐ŸŽฏ Job Hunting Skills Training waa tababar loogu talagalay dhalinyarada, ardayda iyo graduates-ka doonaya inay si wanaagsan ugu diyaar garoobaan suuqa shaqada.

Waxaad ku baran doontaa:
โœ… Sida loo raadiyo fursadaha shaqo
โœ… Sida loo diyaariyo CV xirfad leh
โœ… Sida loo qoro Cover Letter
โœ… Sida loo diyaargaroobo Job Interview
โœ… Sida loo dhiso Professional Profile
โœ… Sida loo isticmaalo LinkedIn iyo online job platforms
โœ… Sida loo fahmo waxa loo-shaqeeyayaashu raadinayaan
โœ… Job application & career strategies

Si aad qayb uga naqoto tobabarkan kusoo biir whatsapp group kan.

https://chat.whatsapp.com/DY9zVFMMDZ2BFI94hl2ZCM?s=cl&p=a&ilr=0

๐Ÿ“ข Ka faa'iidayso tababarkan oo kor u qaad fursaddaada shaqo.

Jaamacadahu ardayda waxay siiyaan shahaado marka ay waxbarashada dhamaystaan, balse maxa u diiday jaamacadaha inay xirfa...
11/08/2026

Jaamacadahu ardayda waxay siiyaan shahaado marka ay waxbarashada dhamaystaan, balse maxa u diiday jaamacadaha inay xirfado baraan ardayga inta u jaamacado ku jiro isagoo aqoontiisi kale baranayaa.

Taasi waxay suurtagalin lahayd in ardaygii noqdo mid aqoon ahaan dhisan iyo xirfad ahaan ba.

Fursado Shaqo.๐Ÿ’ผ ๐—•๐—ผ๐—ผ๐˜€ ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—พ๐—ผ: Bank Teller - Berbera Branch๐Ÿ“๐—š๐—ผ๐—ผ๐—ฏ๐˜๐—ฎ: Berbera.Position: Two PositionsFaahfaahinta shaqada oo ...
04/08/2026

Fursado Shaqo.

๐Ÿ’ผ ๐—•๐—ผ๐—ผ๐˜€ ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—พ๐—ผ: Bank Teller - Berbera Branch
๐Ÿ“๐—š๐—ผ๐—ผ๐—ฏ๐˜๐—ฎ: Berbera.

Position: Two Positions

Faahfaahinta shaqada oo dhammaystiran waxa aad ka heli doontaa website-ka bangiga, fadlan riix Link-ga hoose:-

https://wadaagbank.com/careers

Si aad fursadaha si dhow ula socoto kusoo biir whatsapp group-kan

https://chat.whatsapp.com/DY9zVFMMDZ2BFI94hl2ZCM?s=cl&p=a&ilr=0

๐Ÿ’ผ ๐—•๐—ผ๐—ผ๐˜€ ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—พ๐—ผ: Customer Service Officer- Berbera Branch๐Ÿ“๐—š๐—ผ๐—ผ๐—ฏ๐˜๐—ฎ: Berbera.Faahfaahinta shaqada oo dhammaystiran waxa aad ka...
02/08/2026

๐Ÿ’ผ ๐—•๐—ผ๐—ผ๐˜€ ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—พ๐—ผ: Customer Service Officer- Berbera Branch
๐Ÿ“๐—š๐—ผ๐—ผ๐—ฏ๐˜๐—ฎ: Berbera.

Faahfaahinta shaqada oo dhammaystiran waxa aad ka heli doontaa website-ka bangiga, fadlan riix Link-ga hoose:-

https://wadaagbank.com/careers

๐Ÿ“ข Fursad Shaqo.U gaar ah hablaha aqoonyahanka ee waxbartay.Maxadka Farsamada Gacanta iyo Technology ee Hormuud Academy, ...
20/07/2026

๐Ÿ“ข Fursad Shaqo.

U gaar ah hablaha aqoonyahanka ee waxbartay.

Maxadka Farsamada Gacanta iyo Technology ee Hormuud Academy, Waxa ka bannaan booska Diiwaan-haye & Sarkaal Maaliyadeed (Registrar & Finance Officer).

Position: Registral and Finance( One position)

Insititution: Hormuud Academy.

Location: Berbera

Job type: Full time

Deadline: 24 July 2026

Sharuudaha

1. Waa inay tahay muwaadin.
2. Waa inay haysataa shahaadada heerka koowaad (Bachelor's Degree).
3. Waa inay diyaar u tahay shaqo waqti buuxa (Full-Time), laba gelin maalintii.
4. Waa inay leedahay aqoon wanaagsan oo kumbuyuutarka (Computer Skills).

5) waa inay Berbera degan tahay

Sida Loo Codsado:

Email: [email protected]

๐ŸŽ“ Diiwaangelintu Way Furan Tahay!Tababarka Diyaar-garowga Suuqa Shaqada (Career Readiness Program)Ma tahay arday jaamaca...
18/07/2026

๐ŸŽ“ Diiwaangelintu Way Furan Tahay!
Tababarka Diyaar-garowga Suuqa Shaqada (Career Readiness Program)

Ma tahay arday jaamacadeed ama qof dhowaan ka qalin-jabiyay jaamacad oo doonaya inuu isu diyaariyo suuqa shaqada ee maanta?
Berbera Job Center wuxuu kuu qabanayaa tababar bilaash ah (FREE) oo socon doona 3 maalmood, kaas oo lagu baran doono xirfadaha iyo aqoonta muhiimka u ah helitaanka iyo ku guuleysiga shaqo.
Waxyaabaha lagu baran doono:
โœ… Fahamka suuqa shaqada ee maanta
โœ… Qorshaynta xirfadda (Career Planning)
โœ… Sida loo diyaariyo CV iyo Warqadda Codsiga Shaqada (Cover Letter)
โœ… Farsamooyinka shaqo raadinta
โœ… Diyaargarowga wareysiga shaqada (Interview Skills)
โœ… Xirfadaha shaqada (Soft Skills)
โœ… Dhisidda sumcadda xirfadeed (Personal Branding) iyo LinkedIn
Yaa ka qayb geli kara?
โ€ข Ardayda jaamacadaha
โ€ข Qalin-jabiyayaasha dhowaan ka baxay jaamacadaha
Shuruudaha:
Ka qaybgalayaashu waa inay soo gudbiyaan caddeyn muujinaysa jaamacadda ay ka tirsan yihiin ama ay ka qalin-jabiyeen, sida:
โ€ข Warqad ka timid jaamacadda
โ€ข Ama shahaadada qalin-jabinta sawir ah.
โ€ข
๐Ÿ“ Iska diiwaangeli adigoo buuxinaya Google Form-kan:
[https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSf5rZ09gWhPoeFKHrMet8WTPLhqd4CpeSnR_i_gQNkyskL10g/viewform?usp=publish-editor]

๐Ÿ“… Diiwaangelintu waxay xidhmaysaa: 25 July 2026.

๐Ÿ“ข Fiiro gaar ah: Taariikhda rasmiga ah iyo goobta lagu qabanayo tababarka waxaa la shaacin doonaa marka la soo gabagabeeyo diiwaangelinta lana xaqiijiyo diyaar-garowga.
Boosasku waa xaddidan yihiin, sidaa darteed iska diiwaangeli ka hor waqtiga k**a dambaysta ah.

Berbera Job Center
"Waxaan dhiseynaa dhalinyaro u diyaarsan suuqa shaqada."

๐Ÿ’ผ ๐—•๐—ผ๐—ผ๐˜€ ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—พ๐—ผ: Head of Customer Services - Berbera Branch๐Ÿ“๐—š๐—ผ๐—ผ๐—ฏ๐˜๐—ฎ: BerberaFaahfaahinta shaqada oo dhammaystiran waxa aad k...
11/07/2026

๐Ÿ’ผ ๐—•๐—ผ๐—ผ๐˜€ ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—พ๐—ผ: Head of Customer Services - Berbera Branch
๐Ÿ“๐—š๐—ผ๐—ผ๐—ฏ๐˜๐—ฎ: Berbera
Faahfaahinta shaqada oo dhammaystiran waxa aad ka heli doontaa website-ka Bangiga, fadlan riix Link-ga hoose:- https://wadaagbank.com/careers

Fursad ShaqoBangiga wadaag waxa ka banaan booska maamulaha xarunta Berbera.๐Ÿ’ผ ๐—•๐—ผ๐—ผ๐˜€ ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—พ๐—ผ: Branch Manager- Berbera Branch๐Ÿ“...
10/07/2026

Fursad Shaqo

Bangiga wadaag waxa ka banaan booska maamulaha xarunta Berbera.

๐Ÿ’ผ ๐—•๐—ผ๐—ผ๐˜€ ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—พ๐—ผ: Branch Manager- Berbera Branch
๐Ÿ“๐—š๐—ผ๐—ผ๐—ฏ๐˜๐—ฎ: Berbera
Faahfaahinta shaqada oo dhammaystiran waxa aad ka heli doontaa website-ka Bangiga, fadlan riix Link-ga hoose:- https://wadaagbank.com/careers

Address

Berbera

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Berbera Job Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Berbera Job Center:

Shortcuts

Share