24/04/2025
Ma ku sugan tahay Somaliland?
Ma taqaanaa Ingiriisi si fiican?
Ma leedahay WiFi duuliya iyo laptop kuu gaar ah?
Ma leedahay free time?
Ma haysataa shahaado jaamacadeed ama college?
Haddii ay jaawaabtaadu HAA tahay, waxaan haynaa shaqooyin online ah! π»π
JMC HireHub waa shirkad cusub oo shirkadaha UK (Ingiriiska) π¬π§, US (Mareykanka) πΊπΈ, iyo Canada π¨π¦ aad la shaqayn karto jab online, waxaan raadinaynaa xirfadlayaal jooga Somaliland oo ku shaqeyn kara gurigooda. Haddii aad leedahay xirfado sida maamulka, web designka, web developmentka, adeegga macaamiisha, ama Excel, waxaan kuu haynaa fursad shaqo .
Maxaad heli doontaa?
β
Shaqooyin heshiis ah oo caalami ah π
β
Saacadaha flexible π
β
Mushaar fiican
β
Aad shaqaynaysid adigoo gurigaaga jooga π π΅
Haddii aad diyaar u tahay inaad ku biirto kooxdayada , nala soo xiriir iminka ! π¬β¨ Hadii aad leedahy Xirfadaha waanoo muhiim!
____________________________________________
Are you in Somaliland?
Do you know English well?
Do you have good WiFi and your own laptop?
If you answered YES, we have online job opportunities waiting for you! π»π
JMC HireHub is a new company offering solutions to businesses in the UK, US, and Canada, and we are looking for skilled workers from Somaliland who can work from home. If you have skills in admin, web design, customer service, or Excel, weβve got high-quality contract-based job opportunities for you.
What youβll get:
β
International contract-based jobs π
β
Flexible hours π
β
Competitive compensation while working from home π
If youβre ready to join our team, message us today! π¬β¨ Your skills deserve to be recognized!