Hal abur AYaanle c/laahi paruuth

Hal abur AYaanle c/laahi paruuth Ayaanle c/lahi paruuth

Taabso waad arki
17/01/2022

Taabso waad arki

Dhakhtar baad ahyad dhaya boogahygoo Kala dheerideenana Hada dhaawac baan ahy  dhutiyoo Hadhyaaloo dhulka loo gog laan a...
23/07/2021

Dhakhtar baad ahyad dhaya boogahygoo Kala dheerideenana Hada dhaawac baan ahy dhutiyoo Hadhyaaloo dhulka loo gog laan ahay kolba dhinac ujiifoo dheeliyaya baan ahy dhaliil aad badanoo waxa aan dhibsanayaa kolba aan la dhacayaa oo aan la dhutiyaa dhakhtar lay la cararaa irbad layla dhacayaa dawo laygu durayaa oo laydabiibaa dadku Ayla yaabeen dugaagana waraystaan kawarama yidhaahdaan ana aan yar waal nahy oo aan layaab nahay marka lay waraystana yaa laga waramayaa oo idinka waalaa afku hadal madaayee Daayimkeena wayniyo duco waxaan kabaryayaa inaan kula dakeeyoon ana aan dawoobon Dadku aylayaabaan ninka aan ladaaleen kudhamynay dawadee dabeebneen kudaaly waxaa deeqday maantoo Dawa eebo ugadhigay Deeqsantii Haweenkiyo Hibo eebe soo diray dal yartii wacnaydiyo Deegan keenii waynaa intaa laysku keen daro oo aan dalxiisnoo deeqa ubad uwayniyo deex iyo fardawsiyo Daawimbaa raxmaanee rabow iyadabiidaa iidaa________amintana raaciya__🤲💔

Waligaa Adigoo Hankaagiyo Hamigaga dhisi kara adu Haysku dhigin Hoos waxyaroo dhibaata noloshaada hawdhigin adigoo dhamy...
24/04/2021

Waligaa Adigoo Hankaagiyo Hamigaga dhisi kara adu Haysku dhigin Hoos waxyaroo dhibaata noloshaada hawdhigin adigoo dhamysoo adimada dhaqaaqiyo waxaba kaa dhinynoo rabi uu dhankaagiyo dhinacaaga jogana Haysu jabinin cadawgoo canbaar Ahysku yeeline carar oo carar waad Heli cadkaagiyo wuxuu guule culay cashir weeye duniduyo inta aad calfateed cunayseed aduun yada haku caasin eeboo Haw cadhonin waligaa cudur iyo xanuun iyo waxyaroo canbaraba adigoo calooshiyo cudu dadu abuur meen ayaa lagugu curiyee Hays odhanin camalkiyo waamaxy ciqabtani cajib weeye duniduye cishadiyo dharaarahan camalkaagu yuulumin

please page kan 👎Like saar

👤Hal abuur Ayaanle c/laahi paruth

Mar kaatahy masuuli madax iyo ninkaasare masaakiin kujeceloo waxaajira jidkaad martiyo muuqaaga eegtee Haw marin madow o...
13/04/2021

Mar kaatahy masuuli madax iyo ninkaasare masaakiin kujeceloo waxaajira jidkaad martiyo muuqaaga eegtee Haw marin madow oo hakudhihin kamaar maye waxaan maray iftiinyo ilays iyo albaab furan Ha ku oodin meeloo Hawga tagin madawgee Hadii ay markaagii muuqaga sariyo magacaagii qaadeen oo ay Qayr kaa ku dhaaf sheen dhaliil kaa ilaasheen dhaxan iyo qabawba intay dhabar adygeen magacaaga dhawreen farxadada dhisayeen adna Hadal la sheegiyo Hanti aad kadooratood Hadal daysay ood tidhi halalaayo umadee maskaxada badaloo maatidada umiciinoo martingali masakiinta

Hal abuur ayaanle c/laahi paruth

Maxaad hooyoy dhibtootay maxad dhaxan iyo qabowba maxad hooyoy dhex qaaday maxaad hooyoy dhibaato darty cadaw isku dhiib...
01/04/2021

Maxaad hooyoy dhibtootay maxad dhaxan iyo qabowba maxad hooyoy dhex qaaday maxaad hooyoy dhibaato darty cadaw isku dhiibtay adoo farxadayda dhawri maxaad hooyoy fogaatay maxaad fikirtood aduunka anoon fahmikarin dhibkaaga maxaan kaa fogaady Hooyo maxaad iga fikirtay Hooyo maxaad duco iigu feedhay markaan imideen aduunka anoo qaawan aad iqaady intaad qarsateed jidhkayga intaad igu qabatay naaska anoo nuugaaya Hooyo maxad naxdin tii ilowday maxaad hooyoy nasiimo adoon nabarkiii ilaawin maxaad naxdin iga dhawrtay maxaad dharba nooc isiisay adigu dhibka isku dhiibtay intuu dharku kaadhamady maxaad dhabankayga hooyo maxaad dhunkatood ilmaysay maxaad dhabarkaygu qaaday maxaad qaydka igu jiiday maxaad iga qarisay cadawga maxaad hoyoy Haraaday adoon helikarinba hooyo maxan hadalkaaan idhaahdo maxad durba Hoo itidhi maxaad iHabtood mcnto maxaad laabta igu Haysay maxaad Hurdadii ilawday markaan Hin qadeen hadlaba maxaad Hurdo iiga tostay maxaad duco iigu heestay maxaad Hormarkyga Hooyo maxaad Horay iigu dhiibtay maxaad Hadalaad itidhi adoo Hormarkayga dhawri maxaan nacas nimo dhameeyay maxaan dhib uqaatay hooyo maxaad iga dhawrtay ceebta maxaad duco igu dhoobtay maxaad amaan iidhamysay maxaad omardood ilmaysay maxaad uurka iiga ooy day maxaad dhoosha ii cadaysay adoo ka dhalaali uurka maxaad dhaxan iga qaaday maxaad dhabta igu haysay maxaan ku haleeyay hooyo adoon iHabaarin Hooyo maxaad aayar uun ihaysay intaan oRdo oon aduunka intaan arin soo xumeeyo maxaad aayar uun dhamysay maxaad iinta iiga dhawrtay maxaad anigoo dhaliile maxaad amaan iidhamysay maxaad uurkay igu haysay maxaad u ilmaysay nabar maxaad aragayga doontay Hadaan ordo oon kuqaado Hadaan kolba Qaybku geeyo intaan qaarad soodhameeya Hadaan tunkakugu qaado taakaa yare marnaba mataabtee abaalkee markaan tukadaba Hooyo waxaan gacanta utaagi waxaan kuu tuugi eebe albaabkii fardawsiyo janadaad Rari jaar lanoqon hooyo intuu jecel yahy rasuulkiyo waxaad joogi garabkiisa Lajeclaa ilaahy wad ljogi

Mar Hadad xaQ jeceshahy xaraanta diidood dadka aad usimantahy duli aad ka dheerthy xaQa aad udirirtood xusasy rasuulkii ...
28/02/2021

Mar Hadad xaQ jeceshahy xaraanta diidood dadka aad usimantahy duli aad ka dheerthy xaQa aad udirirtood xusasy rasuulkii raaday daadkisii intay xoorty noloshee xoog aanlahaynee xadhig goysay noloshii Hadaad xaadho Qalbigood xoolahoodii lumiyo Hadad hayso xaqii ood ilaahy xag walbaba ka jeceshahy inta xumaha jeceliyo xaaran ka dheertahy xaqa hyso xadhigii xaqiiq waad unoolan oo xaQa waad ku xaragoon intaad xoolo aad miga kolba aad xasayseed xaaraan kunooshahy xalaal adigoo arkaaya xaaraanta maxaa kusiiyay saligii rasul kiyo maxaa samaha kuudiidy

👤Hal abuur ayaanle c/laahi paruuth

Dadku way dhaliilan oo way kudhibayaan dhibco buuxa keenoo Hadal kaydhahan dhagna Haw dhigine kadhagyso oodhaaf waxa ayd...
26/02/2021

Dadku way dhaliilan oo way kudhibayaan dhibco buuxa keenoo Hadal kaydhahan dhagna Haw dhigine kadhagyso oodhaaf waxa aydhaliilayaan maha adiga balse waa guusha aad gaadhay oo ay kasoo Horjeedaan kaana masayraysan yihiiin marwalbood dhaqaaqdoo gaadho meel sare inta hamaha necebiyo inta kaa sarysaba waxa ay saluugaan ama aysalkoodiyo samahaaga nacayaan markaas saro ukacdeed suldaaniyo noqoso insare

👤Hal abuur ayaanle c/laahi paruth

Waligaa duruufiyo Qofaan danta kugu nicin oo dantadiyo duruf tada kugu jecel  hadulaynin waligaa dahabaad haysataye hays...
20/02/2021

Waligaa duruufiyo Qofaan danta kugu nicin oo dantadiyo duruf tada kugu jecel hadulaynin waligaa dahabaad haysataye hays kadayrinoo danbiyuuna kaagalin waligaa hadabawadin waxaad doonto waxad hysataa dahab shegoo m haysataa adunyada waxa ay aadmigiyo aduunyadu kudhisantee dhawroo kadheeree wixiidhibayiyo inta jecrl dhaliishaba

Dadbaa jira hankagiyo Hamigaagu dhibayee intaad hyso meesheed Hadlaysee isleedahy Hamigagi horiyo maantaad gaadhy heerii...
19/02/2021

Dadbaa jira hankagiyo Hamigaagu dhibayee intaad hyso meesheed Hadlaysee isleedahy Hamigagi horiyo maantaad gaadhy heerii oo masul baathy markane mahadaad Gaadhy heerkii Hadalkaga dajiyoo inbaajirta Hadhkaagiyo Hoostaada joogtee afku Hadalka uudhaho kaadhagysanayoo dhagta buuxinaayoo been aadan odhaniyo bala kula daba socdee intaa Hadlyseed isleedahy marjiro oo majoogo dhah iyo waxaan ahyn Hoos kaaga kulajira Marba eeg hareertoo Hadal kaga Hosee Haminolosha gaadhaye kadhabysay Heerkii yoo waligaa Ha ilobin Halkii aan kabeeraniyo Hooyo baahan baajirtoo bixiyoo ubeer nuglow intaad maanta dhaantiyo inta dhaxanta jogtaba

Hal abuur ayaanle c/laahi paruth

Qofkaatahy nuurkiisa tahy Hanogon naxdintiisa madow nololeed hadhihin kugudhafee kudhimo ha odhan waan kaadhaartee agtyd...
18/02/2021

Qofkaatahy nuurkiisa tahy Hanogon naxdintiisa madow nololeed hadhihin kugudhafee kudhimo ha odhan waan kaadhaartee agtyda kadheerow hanoqon guluub marka ladoonana ladamiyo marka ladoonana lash*to xataa hadii aad gurada kadansanthy gudaha ka daarnow qalbiga dahabkana hadyrine kudawyso maankoo maskaxdada kudaawee oo deeqsaney dhahoo Qosolkeeda dhawroo waligaa hakadheeraan

Hal abuur ayaanle c/laahi paruth 👤

Waad heli maalin maal maha kamida waxa aad kuhaminysid aqbal oo hameer meerib mal mahan socda hanoqon qof aan hadaf lahy...
11/02/2021

Waad heli maalin maal maha kamida waxa aad kuhaminysid aqbal oo hameer meerib mal mahan socda hanoqon qof aan hadaf lahyn yelo wado kuu gooniya ahow qof isku kalsoon ha aqbalin qofwaliba oo bili aadmiya waxa uu kuu shego adiga oo aanka fikirin ama aan wakhti kubixin iska dhaaf waayo Qof waliba oo bili aadmi ah kuuma wada sheyaan halwax ama isku wada hal kalmad qaar way ku dhawacayan iyga oo hoos kudhigaya qaar horay usoco ha ku warerin hana raacin Qof ama labo Qof waxa aykuu shegan umahad celi kana sii soco hakadhicin wadadii aad haysay oo hana raax raacin hadaladii dadka kaladuwan soco waad aragty dadbadan oo kasoo horjeda hormarka iyo hadafka aad nolosha kaledahy hagugu filato cashir iyo cananba haxasuusan waxayar eekusoo maray hana kulaban fadhiga waan hubaa wad gadhi hafka iyo hamigaga waad heshay hadiba aad aragto hal qof oo dadka dhexdoda kugu liidaya ama hoos kuudhigaya unashegaya inaadan gaadhyn mesha aad usocoto isga oo ugusheekaynaya wuu iswareerinayaa uune mela magadhayo waa hubaal wuukaa masaryrsanyahy taasna waxa aykuu cadynaysaa inaad kasaryso isaga maqal unahay hadalkaa hays odhan waarun oo haka rajo dhigin nhana ulaaban hoos iyo halkii aadka timid waad arki wax walba oo kaahoryimada hawjilcin hana hana iloobin meshad usocoty caqabad walba oo kaahartimada mahan mid adiga kugu socota bale waa midguushada kusocota uqosol una dhola cadee adiga oo aan ka fikirin waad heli dadbadan oo aad shaly la noolyd waliba farxad iyo dholacadyn kuwada jigteen balse marka ay Horarkag iyo iftiinka kasoo baxaya arkaan oo kuula dhaqmynin sidii h**e wayo waxay kula raben noloshii madoobayd iyo halkii aad kulanolayd oo waxa aad udhibaya dhaq dhaqaqa aad samysay kadhayso waxa ay kudhahan ulana dhaqan sidii h**e adiga oo ilashanaya hadafkaga iyo hamiga aadlahyd haw waramin sidii h**e waayo hada waxaad noqotay nin guul gaadhy waxana jira dad dhac dhacaga dhagta udhiganaya

Waxaatahy mantad ogatay

Wakhtigu waa shayga ugu qaalinas ee hadana ay bili aadmigu dhayalsadan manta wa aduun oo waxa aad wakhti kuluminaysaa wa...
06/02/2021

Wakhtigu waa shayga ugu qaalinas ee hadana ay bili aadmigu dhayalsadan manta wa aduun oo waxa aad wakhti kuluminaysaa wax an muhiim ahyn oo naf tada quseya balse malin ayaa iman lagaa xisabin inta aad dunoda sarnyd inta sacadoded jogty laga xisaabin s***n walibana lagu waydiin sababta uu kuu dhaafay waligaa ha dhayalsan sa ada

👤ayaanle c/laahi paruth

Address

Jijiga

Telephone

+251915776704

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hal abur AYaanle c/laahi paruuth posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hal abur AYaanle c/laahi paruuth:

Share