30/03/2026
Shaqooyin Banaan
Xarunta Shaqaale Center ee Magaalada Muqdisho waxay heysaa Shaqooyinkaan:
1.Dhakhtar Xoolaha (Veterinarian)
2. Cook (Cunto kariye)
3. Foorniiste (Bakerian) Sameeya Macmacaanka
Waxa laga shaqeenaya waa Gobol.
Hadaba Hadaa isleedahay Shuruudaha waa buuxin kartaa CV gaaga ku dir WhatsApp kan 61 3587560