18/08/2025
FURSAD SHAQO
Waxaa loo baahan yahay Gabadh Nadaafad Guri ka Shaqaysa
Shuruudaha
1- inay qaan gaar tahay
2- inay ku Fiican tahay Nadiifinta Guriga
3- Inay Akhlaaq wanaagsan leedahay
4- inay Shaqo yaqaan tahay
Hadiiba aad kasoo bixi karto Shuruudahaas Fadlan la xiriir 0616793695