14/03/2026
Fursad shaqo โ
POSITION: ICT AND MULTI-MEDIA SPECIALIST.
DEADLINE: 19.MARCH.2026
GENDER: MALE
SHIFT: HAL GELLIN.
SHARAXAAADA SHAQADA:
Qurux Bila waxay u baahantahay qof u qabta shaqada wixii la xidhiidha ICT sida cillad bixinta qalabka lagu shaqeeyo ee dhanka technology โga, gellinta xogta website ka Qurux Bila (home pages), gellinta xogta Applicatoionka Qurux Bila, hagaajinta ciladaha Quickbooks POS, Quick POS financial, sidoo kalana aqoon u leh dhanka multimedia, sida samaynta muuqaalada, sawirada, hagaajintooda, samaynta boasters iwm.
Qurux Bila waxay ka shaqaysaa oo door wayn ka qaadataa, daryeelada kala duwan ay u baahanyihiin dadku, sida maqaarka, jidhka, timaha iyo udugyada kala duwan, waxay ka hawlgashaa dhamaan meel kastoo somali degto way u adeegtaa, sida Somalia iyo somalinad.
๏ WAAJIBAADKA SHAQADA:
โ Cillad bixinta computerada, printarada, qalabka kale ( hardware) iyo barnaamijyada ( software) meherahada Qurux Bila ku shaqeeyaan sida
o Quickbooks POS iwm
o Quickbooks financial iwm
ยค ERP Odoo iwm.
o CCT camera
o PC, printers
o Smart phonedda
o Security and virus protection
o Etc
โ Cusboonaysiinta iyo xog gellinta website-ka Qurux Bila
โ Xog gelinta Mobile Application Qurux Bila
โ Duubidda muuqaalo (camera man), hagaajinta muuqaalada iyo sawirada(vidoes & pictures editing), samaynta boasters (graphic design)
โ Kaydinta xogta wixii la duubo oo loo sameeyo file gaara.
๏ SHURUUDAHA:
โข In haysto shahaado jaamacadeed oo ICTah iyo shahaado multi media specialist ama wax u dhigma.
โข In leeyahay khibrad waayo aragnimo ugu yaraan laba sanno, yahayna qof kusoo shaqeeyay.
โข In uu yahay qof labada gellin ba wakhti haya hadii loo baahdo.
โข In uu yahay qof shaqada adkaysi u leh.
๏ช Kusoo dir CV + cover letter email [email protected] , waxa lala soo xidhiidhiyaa cidii short list kusoo baxda. Deadline 19.march.2026