OMA Service CO

OMA Service CO OMA is a multi-functional service company established by group of Professionals.

It is managed and staffed by qualified personnel in a wide range of disciplines.

Wax walbo oo boorso iyo kab ku saabsan xal ayaa loo helay, waxaa timid SHANDAD oo dadka shidi doonta. Soo booqo oo labis...
13/12/2024

Wax walbo oo boorso iyo kab ku saabsan xal ayaa loo helay, waxaa timid SHANDAD oo dadka shidi doonta.

Soo booqo oo labiso: Karam Mall, kasoo horjeedka Isbitaalka Kalkaal, Banadir Area.

Ama kala xariir WhatsApp oo Online ku dalbo

https://wa.me/0614292377

Soo wac 0614292377

Waxaa labo dhul hul fursad ah dadka jecel in ay maalgashtaan dhulalka aad u anfacaayo.A. Dhulka soke waa dhul Jaziira Es...
15/03/2023

Waxaa labo dhul hul fursad ah dadka jecel in ay maalgashtaan dhulalka aad u anfacaayo.

A. Dhulka soke waa dhul Jaziira Estate daris la ah ee hadda diyaarsan qiimaha booski waa $12,000 isku dhamaad ah. 13 boos ayaa ka heynaa. Cabirkana booski waa 20x20.

B. Dhul Abaay Dhaxan ah u dhaw Tropical Hotel hadda ayaa la diyaarinaa, waa socotaa hawshiisa.

Waxaa la hormarinaa $4,000 boo.ski, marka shaqada dhamaato oo documents lagu siinaayana $2,000 ayaa bixinee booski. $6,000 ayuu kugu fadhiisan doonaa booski.

Waana dhinaca badda oo la jecel yahay oo qaali ah. Dhulka diyaarsan ee meeshaas ah waxaa la kala siistaa $10,000 ilaa $15,000.

Wixi faah faahin kala xariir

https://wa.me/message/MUWUBOEKABXLO1

Haddii aad rabto in mardambe aadan qorin CV, oo aadan rabin in aad shaqo raadiso, jeceshahayna in aad  ka xurowdo shaqaa...
04/05/2022

Haddii aad rabto in mardambe aadan qorin CV, oo aadan rabin in aad shaqo raadiso, jeceshahayna in aad ka xurowdo shaqaalenimo, fadlan baro xirfad intaas dhan aad uga maarmi karto.

Ku baro Forex waqti iyo si fudud from A to Z + Live trading and Mentorship.

Macalimiin professional ah ayaa bixin doona, Waa jaanis ee ka faaiideyta Walaalayaal

Kala Xariir
WhatsApp
https://wa.me/message/MUWUBOEKABXLO1

Telegram

Waxaa beec ah boos banaan oo darbi ku wareegsan yahay, cabirka booska waa 12x12 Meter Square, wuxuu yaalaa Degmada Karaa...
10/04/2022

Waxaa beec ah boos banaan oo darbi ku wareegsan yahay, cabirka booska waa 12x12 Meter Square, wuxuu yaalaa Degmada Karaan, gaar ahaan, Xaafada Wajeer, wuxuu saaran yahay jid cadaha weyn ee ka imaada Qoobdooro. Documents waa Duplicate, Originalka waa dhumay. Qiimaha lagu rabo waa $50,000 isku dhamaad ah. Waana jaanis Wixi faah faahin ah kala xariir WhatsApp ama Wicitaan 00252612318881.

Waxaa beec ah Guri dhismihi h**e ah, cabirka 12x12 Meter Square, wuxuu yaalaa Degmada Karaan, gaar ahaan, Xaafada Wajeer...
10/04/2022

Waxaa beec ah Guri dhismihi h**e ah, cabirka 12x12 Meter Square, wuxuu yaalaa Degmada Karaan, gaar ahaan, Xaafada Wajeer, wuxuu ku yalaa meel istraatiiji ah oo aad u fiican, Documents waa rasmi, Qiimaha lagu rabo waa $65,000 isku dhamaad ah. Wixi faah faahin ah kala xariir WhatsApp ama Wicitaan 00252612318881.

Haddii aad tahay qof iskaabulo ah ama laga maqan yahay, Amiira Abshir waxaa ka heli doontaa Adeeg yada soo socda1. Afur,...
31/03/2022

Haddii aad tahay qof iskaabulo ah ama laga maqan yahay, Amiira Abshir waxaa ka heli doontaa Adeeg yada soo socda
1. Afur,
2. Casho
3. Saxuur
Meel kasta aad joogto waa laguu keenayaa, cuno fresh ah oo macaan , kala xariir 0617861891

.G. Dalab ayaa lagu diyaariyaa cunada, bisha dhan waa rukuman kartaa, haddii aad maalma gaar ah rabtana soo dalbo habeen ka hor.

 Waxaa la haayaa GURI dabaq ah oo cusub, wuxuu ka kooban yahay, labo qeyb QEYBTA 1AAD2 qol jiif ah, Fadhi & 2 musquloood...
10/01/2022



Waxaa la haayaa GURI dabaq ah oo cusub, wuxuu ka kooban yahay, labo qeyb

QEYBTA 1AAD

2 qol jiif ah, Fadhi & 2 musquloood oo goglan, bishii waa $430
waa hal bilood
waa $120

QEYBTA 2AAD
1 Qol jiif ah, Fadhi & 1 Musqul oo Goglan
bishii waa $320
waa hal bil
waa $100

Wixi faah faahin ah kala xariir


https://wa.me/message/MUWUBOEKABXLO1

Ama

: 0610839490

Ogeysiis Muhiim ah Dhamaan dadka ka shaqaysta lacagaha Dhigitalka ah sida   oo ku dhiban in ay lacag dhigtaan ama kala b...
28/12/2021

Ogeysiis Muhiim ah

Dhamaan dadka ka shaqaysta lacagaha Dhigitalka ah sida oo ku dhiban in ay lacag dhigtaan ama kala baxaan suuqyada caalamka sida , iyo .io, waxaa loogu bishaareynayaa in loo fududey doono. Waxaa laguu dhigayaa, isla markaana lagaaga saarayaa Dhamaan lacagaha Dhigitalka ah:

1. USDT & STABLE COINS
2. LITECOIN
3. TRON - TRX
4. BITCOIN
5. ETHEREUM
6. IWM

Wixi faah faahin ah kala xariir

https://wa.me/message/MUWUBOEKABXLO1

Waxaa heynaa 100 boos oo Daaru Salaam ah, gaar ahaan Jidka 20ka saaran, Cabirka Booski waa 20x15, qiimaha booskina waa $...
03/12/2021

Waxaa heynaa 100 boos oo Daaru Salaam ah, gaar ahaan Jidka 20ka saaran, Cabirka Booski waa 20x15, qiimaha booskina waa $5,500 isku dhamaad ah, wixi faah faahin ah kala xariir.

https://wa.me/message/MUWUBOEKABXLO1

Waxaa haaynaa goof Daaru Salaam u jira 4KM oo hadda la sharciyeenayo, Cabirka Booski  waa 20x15, qiimahana waa $2,300. M...
02/12/2021

Waxaa haaynaa goof Daaru Salaam u jira 4KM oo hadda la sharciyeenayo, Cabirka Booski waa 20x15, qiimahana waa $2,300. Marka la sharciyeeyo oo documents loo sameeyo kadib $3,000 ilaa $3,500 ayuu gadmi karaa booski, waana jaanis laga faa'iideysan karo. Qofki daneynaaya fadlan la xariir

Message OMA SERVICES CO. on WhatsApp. https://wa.me/message/MUWUBOEKABXLO1

  ahWaxaa Beec ah Guri weyn oo dabaq ah : Heliwa, agagaarka  , :   30x20m2 : $270,000Wixi faah faahin ah, kala soo xarii...
17/10/2021

ah

Waxaa Beec ah Guri weyn oo dabaq ah
: Heliwa, agagaarka ,
: 30x20m2
: $270,000

Wixi faah faahin ah, kala soo xariir 00252612318881 ama

WhatsApp
https://wa.me/message/MUWUBOEKABXLO1

 Waa   oo la isku gadaayo, waxay ku yaalan agagaarka  , waa balooga 2aad ka yihiin jidka 30ka.Qiimaha waa $3,800 halki b...
11/10/2021



Waa oo la isku gadaayo, waxay ku yaalan agagaarka , waa balooga 2aad ka yihiin jidka 30ka.

Qiimaha waa $3,800 halki boos.

Wixi faah faahin ah kala soo xariir 00252612318881 ama

WhatsApp
https://wa.me/message/MUWUBOEKABXLO1

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when OMA Service CO posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share