29/11/2024
Jimce Wanaagsan.
Sida ku xadiiska rasuulka SCW" إِنَّمَا الْأَعْمَالُ بِالنِّيَّاتِ، وَإِنَّمَا لِكُلِّ امْرِئٍ مَا نَوَى، فَمَنْ كَانَتْ هِجْرَتُهُ إِلَى دُنْيَا يُصِيبُهَا أَوْ إِلَى امْرَأَةٍ يَنْكِحُهَا، فَهِجْرَتُهُ إِلَى مَا هَاجَرَ إِلَيْهِ "
waxa ay wax walba oo aad qabataa ku xidhan tahay niyada qofka muslimka ah, qof walba waxa uu helayaa waxa uu niyaystay.
Ilaahay khayr badan ha inna siiyo SW.