Shaqo-koob-Job Center

Shaqo-koob-Job Center waa Adeeg isku xidha shaqaalaha iyo loo shaqeeyaha waxa uu sidoo kale sameeya Tababarka shaqalaha.

Kusoo dhawada adeega shaqalaha Guriga
21/11/2025

Kusoo dhawada adeega shaqalaha Guriga

🚨 We’re Hiring! 🚨Safari Hotel is looking for a skilled IT Hotel Officer to join our growing team.✅ Bachelor’s in IT/Comp...
22/09/2025

🚨 We’re Hiring! 🚨
Safari Hotel is looking for a skilled IT Hotel Officer to join our growing team.

✅ Bachelor’s in IT/Computer Science (Diploma acceptable for technician roles)
✅ 2–3 years of IT support experience (hospitality experience preferred)
✅ Prior work with hotel systems is highly desirable

📩 Send your CV to: [email protected]

Join us and bring fresh minds to our hotel! 🌟

macmiil waxaanu kugu soo dhawaynaya Adeega shaqaalaha Guriga.Adeegan waxaad ku helaysa Shaqaale laga hubiyey dhinacyo ka...
12/09/2025

macmiil waxaanu kugu soo dhawaynaya Adeega shaqaalaha Guriga.
Adeegan waxaad ku helaysa Shaqaale laga hubiyey dhinacyo kala duwan sida:
* Caafimadka shaqaalaha.
* badqabka shaqaalaha.
* xirfada shaqaalaha.
* habdhaqanka shaqaalaha.
waxaanu leenahay macmiil habraac shaqo oo uu raaco shaqaale kasta oo ka diwan gashay xafiiska.
hadaba nagu dooro ahmiyada aanu saarnay in shaqaaluhu uu yeesho nidaam shaqo iyo hufnaan .
waxaanu sidoo kale udiyaarsanahay in aanu xalino wixii tabasho ka yimada shaqaalaha aad noo igmateen in aanu idin diyaarino.
Nagala soo xidhiidh 63 7920432, 0636692337.

Shaqaale waxa loo bahan yahay:booska : macalimad ardayda baahiyaha gaar ah.Goobta: school barbaarinta ah oo ku yaala bad...
23/08/2025

Shaqaale waxa loo bahan yahay:
booska : macalimad ardayda baahiyaha gaar ah.
Goobta: school barbaarinta ah oo ku yaala badacas.
Jinsiga shaqalaha: dhedig
shuruudaha loogaa baahan yahay:
*heerka aqoonta macalimadu waa in ay noqota heer jamacadeed.
*khibrad shaqo oo ah barbarinta caruurta baahiyaha gaar ah leh.
*awood buuxda u leh diyaarinta casharada iyo qiimaynta ardaygaba.
*awood buuxda in ay u leedahay la dhaqanka caruurta laga keenay qurbaha ee leh baahiyaha gaar ah.
hadaba hadii aad tahay macalimad buuxisay shuruudahan soo dir cvgaaga oo ku qoran english kaliya oo kusoo dir 63 7920432.
Waqtigu uu xidhamayo Qabashada araajida 24/8/2024 , 7:30 pm

shaqada dib ayaanu u shaacinaynaa shaqaale.waxaanu shaqaalaha leenahay cidii khibradoodu tahay tahay tukaanada oo iibiye...
22/08/2025

shaqada dib ayaanu u shaacinaynaa shaqaale.
waxaanu shaqaalaha leenahay cidii khibradoodu tahay tahay tukaanada oo iibiye ah oo khibradoodu sarayso oo kasoo shaqeeyey hasoo codsadaan , inta khibradoo hooseesayso waxaa u diyaara barnaamijka shaqo carbiska .
intaasa iga baraaruji ah
shuruuduhu waa sidii hore oo kaliya.

Boos shaqo oo Iibiye meherad Tukaan Ah.
*Jinsiga shaqalah: wiil
*khibrada shaqada: kasoo shaqeeyey ugu yaran laba meradooo ah oo tukaan ama supermarket.
*shaqalaha ka madax banaan wax balwad ah.
*shaqaale leh Damiin buuxa
*shaqaale aqoontiisu aan ka yarayn dugsi sare.
* shaqaale dagan xero-awr ama u dhaw oo aan ka fogayn.
Hadaba hadii aad kasoo baxday nala wadaag cvgaaga oo ku Qoran Luqadaha afsomali ama english oo kusoo dir 63 7920432
waqtiga uu xidhamayo aqbalada codsigu 10:00subaxnimo 19/8/2025.

Shaacinta Qaadashada shaqaale loo diyaarinayo Shaqo carbis.shaqaale ma tahay qof raba in uu khibradiisa shaqo kor u qaad...
20/08/2025

Shaacinta Qaadashada shaqaale loo diyaarinayo Shaqo carbis.
shaqaale ma tahay qof raba in uu khibradiisa shaqo kor u qaado , si uu u helo fursado shaqo oo uu kaga baxo shaqo la'aanta.
shuruudaha looga baahan yahay:
* Aqoonta shaqaalaha: Ugu yaran dugsi sare.
* Goobta shaqalaha: Deegaan ku ah hargeysa.
* shaqaale ka madax banaan balwad.
* Jinsiga shaqalaha: Lab iyo dhedig.
* boosaska shaqo carbiska: mudalab, iibiyaha agabka meheradaha,
Suuq-gaynta, iyo xirfaha Nadaafada hudheelada.
NB: shaqaale hadii aad tahay qof raba in uu helo fursado shaqo oo raba in uu kor u qaado xirfada iyo aqoontiisa shaqo soo codso
barnaamijkan shaqo carbis ee ay idin soo Agaasintay Shaqo-koob.
kusoo dir codsigaaga oo qoraal luqada
Habka aad usoo dirayso:
Cinwaan: carbis shaqo.
Faaahfaahinta warbixinta shaqkhsiga.
soomaali ah 63 7920432
Inta ka horeesa 23/8/2025 , 7:30 habeenimo

Boos shaqo oo Iibiye meherad Tukaan Ah.*Jinsiga shaqalah: wiil*khibrada shaqada: kasoo shaqeeyey ugu yaran laba meradooo...
18/08/2025

Boos shaqo oo Iibiye meherad Tukaan Ah.
*Jinsiga shaqalah: wiil
*khibrada shaqada: kasoo shaqeeyey ugu yaran laba meradooo ah oo tukaan ama supermarket.
*shaqalaha ka madax banaan wax balwad ah.
*shaqaale leh Damiin buuxa
*shaqaale aqoontiisu aan ka yarayn dugsi sare.
* shaqaale dagan xero-awr ama u dhaw oo aan ka fogayn.
Hadaba hadii aad kasoo baxday nala wadaag cvgaaga oo ku Qoran Luqadaha afsomali ama english oo kusoo dir 63 7920432
waqtiga uu xidhamayo aqbalada codsigu 10:00subaxnimo 19/8/2025.

Hiring Opportunity: HR Manager!Looking for an experienced HR professional to manage recruitment, payroll, staff developm...
14/08/2025

Hiring Opportunity: HR Manager!
Looking for an experienced HR professional to manage recruitment, payroll, staff development, and office admin.
Requirements:
- Bachelor’s in HR/Business/Admin
- 4+ years HR experience
- Fluent in English & Somali
- Knowledge of local labor laws
📧 Send CV & portfolio to: [email protected]

Shaqaale waxa banaan:Boos shaqo:Iibiye meherad dharka dumarka ah.jinsiga shaqalaha: dhedigGoobta shaqada:jigjigayar, har...
13/08/2025

Shaqaale waxa banaan:
Boos shaqo:Iibiye meherad dharka dumarka ah.
jinsiga shaqalaha: dhedig
Goobta shaqada:jigjigayar, hargeisa.
Shaqaale Hadii aad Aqoon iyo xirfad u leedahay iibka meheradaha dumarka oo khibrada Shaqo oo ugu Yaran 1 Sano ah leedahay, aqoontaaduna aaanay ka hooray dugsiga sare
Soo codso oo kusoo dir 63 7920432
waqtiga uu xidhmayo 2:30pm 13/8/2025

Address

Papparoti Area, Jig-jiga Yar
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shaqo-koob-Job Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Shaqo-koob-Job Center:

Share