Shaqo kulmis

Website

Shaqo kulmis Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Shaqo kulmis, Employment agency, Hargeisa.

Fursad Shaqo โ€“ Administrative Assistant (Gabadh)Dalab Employment Agency waxay raadinaysaa Administrative Assistant (Gaba...
04/07/2026

Fursad Shaqo โ€“ Administrative Assistant (Gabadh)

Dalab Employment Agency waxay raadinaysaa Administrative Assistant (Gabadh) karti leh, masuulna ka ah shaqadeeda, si ay ugu biirto xarun shaqo oo xirfad leh.

Waajibaadka Shaqada

- Ururinta iyo la socodka lacagaha macaamiisha.
- Xisaabinta iyo diyaarinta diiwaannada maaliyadeed.
- Scan-garaynta (Scanning) dukumentiyada iyo diriddooda.
- Dirista iyo habaynta files-ka iyo dukumentiyada.
- Qabanqaabinta xogaha iyo faylasha xafiiska.
- Fulinta hawlaha kale ee maamulka xafiiska marka loo baahdo.

Shuruudaha

- Inay tahay gabadh.
- Inay leedahay aqoon aasaasi ah oo kumbuyuutarka, gaar ahaan Microsoft Office (Word & Excel).
- Inay si wanaagsan u isticmaali karto Email-ka iyo internet-ka.
- Inay tahay qof daacad ah, masuul ah, isla markaana shaqada waqtigeeda ku dhamaysta.
- Inay leedahay xirfad isgaadhsiin wanaagsan iyo hab-dhaqan wanaagsan.

Haddii aad buuxinayso shuruudahan, soo gudbi codsigaaga

[email protected]
WhatsApp 633148982

Tani waa   ka banaan  .   asxaabtaada.๐Ÿ‘‡  FURSAD SHAQO SALES REPRESENTATIVEShirkadda SomBill waxay ku wargelinaysaa dhamm...
23/06/2026

Tani waa ka banaan .
asxaabtaada.๐Ÿ‘‡

FURSAD SHAQO SALES REPRESENTATIVE

Shirkadda SomBill waxay ku wargelinaysaa dhammaan dadka danaynaya fursadaha shaqo in ay bannaan tahay jagada:

Sales Representative (Wakiilka Iibka)

Waxaan raadinaynaa shaqsi leh karti, hufnaan, iyo masuuliyad shaqo oo sare si uu uga mid noqdo kooxda SomBill una kaalin muuqata uga qaato kobcinta adeegyada iyo ballaadhinta suuqyada shirkadda.

Shuruudaha:

โ€ข Ugu yaraan waxbarasho heer jaamacadeed ama diploma.
โ€ข Xirfad sare oo isgaadhsiin iyo qancin macaamiil.
โ€ข Khibrad h**e oo iib ama suuq-geyn ah waa mudnaan.
โ€ข Awood u leh shaqo kooxeed iyo shaqo madax-bannaan.
โ€ข Daacadnimo, masuuliyad iyo karti hoggaamineed.

CV-ga iyo codsiga shaqada ku soo dir: [email protected]

๐Ÿšจ WE ARE HIRING! ๐ŸšจBile Construction Co. is expanding our team!๐Ÿ“Œ Open Position:1๏ธโƒฃ Structural Engineer โ€“ Full Time๐Ÿ›  Exper...
19/06/2026

๐Ÿšจ WE ARE HIRING! ๐Ÿšจ
Bile Construction Co. is expanding our team!
๐Ÿ“Œ Open Position:
1๏ธโƒฃ Structural Engineer โ€“ Full Time
๐Ÿ›  Experience:
3โ€“6 yearsโ€™ experience
๐Ÿ’ป Skills Required:
Structural design & analysis
ETABS, SAFE, SAP2000, AutoCAD
Reinforced concrete & steel design
Ability to read and interpret technical drawings
Strong problem-solving & site coordination skills
๐ŸŽฏ Key Responsibilities:
Perform structural analysis and design
Prepare structural drawings, calculations, and BOQs
Supervise site works and ensure structural quality
Coordinate with architects and project teams
Ensure safety standards and compliance
๐Ÿ“ Location:
Hargeisa, Somaliland
๐Ÿ“ง How to Apply:
Send your CV + Portfolio to:
[email protected]

Send message

๐Ÿ”ด FURSAD SHAQO โ€“ MAHERAD ๐Ÿฝ๏ธShaqeeye Agency waxay soo bandhigaysaa 2 boos oo shaqo oo ka bannaan maherad.๐Ÿ‘ฉโ€๐Ÿณ 1. Cunto-kar...
18/06/2026

๐Ÿ”ด FURSAD SHAQO โ€“ MAHERAD ๐Ÿฝ๏ธ
Shaqeeye Agency waxay soo bandhigaysaa 2 boos oo shaqo oo ka bannaan maherad.
๐Ÿ‘ฉโ€๐Ÿณ 1. Cunto-kariye (Cooking) ๐Ÿ’ฐ Mushahar: $150 bishii
๐Ÿ‘ฉโ€๐Ÿณ 2. Caawiye Maherad ๐Ÿ’ฐ Mushahar: $130 bishii
โœ… Shuruudaha guud:
โ€ข Khibrad shaqo oo maherad ah
* Dabeecad wanaagsan iyo xushmad macaamiisha
* Diyaar u ahaanshaha shaqo Full-Time ah
๐Ÿ“ Goobta shaqada: Suuqa Udhow Ali Jirde Hotel
๐Ÿ“ž Nala soo xiriidh: 0638461212
Haddii aad buuxiso shuruudaha, hadda dalbo fursaddan shaqo ee ku habboon khibraddaada.

  โ€“ Human Resource Assistant  &   Aboosto waxay raadineysaa Human Resource Assistant karti iyo khibrad leh oo ku biira k...
17/06/2026

โ€“ Human Resource Assistant
&

Aboosto waxay raadineysaa Human Resource Assistant karti iyo khibrad leh oo ku biira kooxda Aboosto kana shaqeeya Mogadishu ama Hargeisa.

Haddii aad tahay qof nidaamsan, firfircoon, faahfaahintana si wanaagsan u maareeya isla markaana xiise u leh maamulka shaqaalaha, waxaan jeclaan lahayn inaan kaa maqalno.

Shuruudaha:
โ€ข Shahaadada Bachelor-ka ee Human Resource Management
โ€ข Ugu yaraan 3 sano oo khibrad shaqo ah
โ€ข Ku hadalka Somali iyo English si heer sare ah

๐Ÿ“ฉ CV-gaaga ku soo dir: [[email protected]](mailto:[email protected])

Noqo qayb ka mid ah qoyska Aboosto, kuna hormari xirfaddaada jawi shaqo oo kobcin iyo fursado horumarineed leh.

Codsiyada waa furan yihiin hadda.

We're Hiring!

Join the Aboosto family and be part of a growing team dedicated to excellence and innovation.

We are currently looking for a Human Resource Assistant to support our HR operations in Mogadishu or Hargeisa. If you are organized, proactive, detail-oriented, and passionate about people management, we would love to hear from you.

Requirements:
โ€ข Bachelor's Degree in Human Resource Management
โ€ข Minimum 3 years of relevant experience
โ€ข Fluent in Somali and English

๐Ÿ“ฉ Send your CV to: [email protected]

๐—™๐—จ๐—ฅ๐—ฆ๐—”๐—— ๐—ฆ๐—›๐—”๐—ค๐—ขโ™ฆ๏ธ GOOBTA:   โšซ๏ธPosition: 1โšซ๏ธJob Title : Human Resource Manager๐Ÿ“ Location: Hargaysa, Somaliland Ku soo dir cv...
15/06/2026

๐—™๐—จ๐—ฅ๐—ฆ๐—”๐—— ๐—ฆ๐—›๐—”๐—ค๐—ข
โ™ฆ๏ธ GOOBTA:

โšซ๏ธPosition: 1
โšซ๏ธJob Title : Human Resource Manager
๐Ÿ“ Location: Hargaysa, Somaliland

Ku soo dir cv,codsiga,shahaadada:
๐„๐ฆ๐š๐ข๐ฅ: ๐Ÿ“ง [email protected]
Ugu dambeyn 17/06/2026
NASSIB WANAGSAN !!!

๐Ÿ“ข  Shaqo  ApportunnjtyShirkada Masterads waxay bixinaysaa fursad shaqo 3 positionsMarketing 1 position ( Male ) Content ...
12/06/2026

๐Ÿ“ข Shaqo
Apportunnjty
Shirkada Masterads waxay bixinaysaa fursad shaqo 3 positions
Marketing 1 position ( Male )
Content creator 2 position ( Male & Female )
๐Ÿ“ฉKu Soo dir CV-gaaga: [email protected]
Ama Soo Booqo Xafiiska MasterAds oo ku Yaala Hargeisa, Gaar ahaan Dhismaha Bootaan Mall.
k**a dambaysta ah: 17-06-2026
Ha seegin fursaddan Shaqo โœ…
Wixii Faahina nagala Soo Xidhiidh:๐Ÿ“ž63 8555605

  Shaqo oo Cusub!๐Ÿ‘‰ Goobta:     Kaab Baby Center waxay  raadinaysaa:โœจ Gabadh Live Tiktok Xirfad u leh Waxna ku iibin kart...
12/06/2026

Shaqo oo Cusub!
๐Ÿ‘‰ Goobta:

Kaab Baby Center waxay raadinaysaa:
โœจ Gabadh Live Tiktok Xirfad u leh Waxna ku iibin karta.
Wakhtiga shaqada: labada Gelinba
๐Ÿ“Œ Shuruudaha:
โœ”๏ธ Abuurista Reels & muuqaallo gaagaaban
โœ”๏ธ Aqoon isticmaalka CapCut
โœ”๏ธ Hal-abuur iyo soo gudbin leh
๐Ÿ“ฑ Haddii aad xiisaynayso, CV-gaaga WhatsApp noogu soo dir: 63 3288831

๐Ÿ“ธ SYD PORTRAIT โ€“ Shaqo Furan (Receptionist)Waxaan raadineynaa Receptionist cusub oo ku biira kooxda SYD Portrait.Haddii ...
12/06/2026

๐Ÿ“ธ SYD PORTRAIT โ€“ Shaqo Furan (Receptionist)

Waxaan raadineynaa Receptionist cusub oo ku biira kooxda SYD Portrait.

Haddii aad leedahay xirfado wanaagsan oo isgaarsiineed, aad jeceshahay la macaamilka dadka, isla markaana aad si habsami leh u maamuli karto hawlaha xafiiska, waxaan jeclaan lahayn ina aad kusoo biirto teamkeena.

Shuruudaha:
โœ” Khibrad h**e oo adeegga macaamiisha ah
โœ” Awoodda qabashada hawlo badan isku mar
โœ” Xirfado isgaarsiineed oo wanaagsan
โœ” Karti wada-shaqeyn kooxeed
โœ” Muuqaal iyo hab-dhaqan xirfadeed
โœ” Aqoonta isticmaalka kombiyuutarka

Mas'uuliyadaha:
๐Ÿ“Œ Soo dhoweynta macaamiisha studio-ga
๐Ÿ“Œ Ka jawaabista wicitaannada iyo fariimaha
๐Ÿ“Œ Qabanqaabinta jadwalka sawir-qaadista
๐Ÿ“Œ La socodka ballamaha macaamiisha
๐Ÿ“Œ Taageeridda hawlaha maalinlaha ah ee xafiiska

๐Ÿ“… Deadline: 12 June 2026

๐—™๐—จ๐—ฅ๐—ฆ๐—”๐—— ๐—ฆ๐—›๐—”๐—ค๐—ข ๐—ข๐—ข ๐—ž๐—” ๐—•๐—”๐—ก๐—ก๐—”๐—ก-๐—ฒ๐—•๐—ฒ๐˜€๐—ฎeBesa waxa ay shaacinaysaa 10 fursadood oo shaqo oo ka bannaan jagada ๐—•๐—ฟ๐—ฎ๐—ป๐—ฑ ๐—”๐—บ๐—ฏ๐—ฎ๐˜€๐˜€๐—ฎ๐—ฑ๐—ผ๐—ฟ ๐—ฅ๐—ฒ...
12/06/2026

๐—™๐—จ๐—ฅ๐—ฆ๐—”๐—— ๐—ฆ๐—›๐—”๐—ค๐—ข ๐—ข๐—ข ๐—ž๐—” ๐—•๐—”๐—ก๐—ก๐—”๐—ก-๐—ฒ๐—•๐—ฒ๐˜€๐—ฎ
eBesa waxa ay shaacinaysaa 10 fursadood oo shaqo oo ka bannaan jagada ๐—•๐—ฟ๐—ฎ๐—ป๐—ฑ ๐—”๐—บ๐—ฏ๐—ฎ๐˜€๐˜€๐—ฎ๐—ฑ๐—ผ๐—ฟ ๐—ฅ๐—ฒ๐—ฝ๐—ฟ๐—ฒ๐˜€๐—ฒ๐—ป๐˜๐—ฎ๐˜๐—ถ๐˜ƒ๐—ฒ (๐——๐—ฆ๐—ฅ).

๐Ÿ“ ๐—š๐—ผ๐—ผ๐—ฏ๐˜๐—ฎ: Muqdisho
๐Ÿ•’ ๐—ก๐—ผ๐—ผ๐—ฐ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—พ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ; Full-time
๐Ÿ‘ฅ ๐—ง๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—•๐—ผ๐—ผ๐˜€๐—ฎ๐˜€๐—ธ๐—ฎ: 10 Positions

๐—ฆ๐—ต๐˜‚๐—ฟ๐˜‚๐˜‚๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ
โœ… Ugu yaraan hal sano oo khibrad shaqo ah.
โœ… Shahaadada jaamacadda, gaar ahaan culuumta Ganacsiga iyo Dhaqaalaha ama kuwa la xiriira.
โœ… Diyaar u ah inuu shaqeeyo waqti buuxa.
โœ… Leh akhlaaq wanaagsan, anshax shaqo iyo xirfado isgaarsiineed oo heer sare ah.
โœ… Awood u leh iibinta iyo suuq-geynta adeegyada eBesa.
โœ… Leh firfircooni iyo dadaal shaqo.
โœ… Awood u leh inuu dhiso xiriir wanaagsan oo macaamiisha ah kana qayb qaato kor u qaadista sumcadda iyo iibinta adeegyada eBesa.

Fadlan codsigaaga ku soo gudbi foomka hoose, adigoo ku buuxinaya xog sax ah oo dhammaystiran: https://forms.gle/1VfZZ3hrTZJ69XJs9

๐—ช๐—ฎ๐—พ๐˜๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ฎ๐—บ๐—ฏ๐—ฎ๐˜†๐˜€๐˜๐—ฎ ๐—ฎ๐—ต ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ฐ๐—ผ๐—ฑ๐˜€๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜„๐˜‚๐˜…๐˜‚๐˜‚ ๐—ธ๐˜‚ ๐—ฒ๐—ด๐˜†๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜† ๐Ÿญ๐Ÿฐ ๐—๐˜‚๐—ป๐—ฒ ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฒ

Address

Hargeisa
โ€ู ู ู 

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shaqo kulmis posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share