26/09/2024
Kusoo Dhawaw Carwada Shaqada Garowe oo ay Martigaliso Puntland Jobs, Carwada Shaqada Garowe oo Sanadkiiba la Qabto Halmar Waa Madal isku Xirta Shaqo Bixiyaha iyo Shaqodoonka, Carwadu Waxay kaloo Fursad Suuqgayn u Tahay Shirkadaha in ay kusoo Bandhigaan Adeegyadooda iyo Badeecooyinkooda.