05/07/2022
MAXAAD SAMAYN KARTAA SI AD UKORDHISO UGXANTADA.
loo hagaajiyo tayada ukuntaada iyo bacriminta, raac talaabooyinkan.
β U tag duugista caloosha ama samee masaaj
Ka fogow cunnada aad xasasiyada kutahay
βRegularly Jimicsi samee si joogto ah si loo Kordhiyo qulqulka dhiigga
βCun cuntooyinka hodanka ku ah dufanka caafimaadka qaba sida saliidda qumbaha, saliidda saytuunka, avokado, looska ,yicib iyo walnut.
βCab biyo cad o nadifa
βHubso in heerka estrogen-kaaga iyo qanjirka'progesterone' uu yahay mid dheelitiran.
βStress Iska yaree walbahaarka, seexo hurdada ka fikir, hada walwal darento hawa gadis aad.
βKu kobciso ugxantada dawoyinka antioxidants sida; vitamin A, C, E, K mineral sida selenium iyo zinc.
XASUUSO ukuntada waxay ka tarjumaysaa cafimadkaga.
Wixi talo iyo dawayn kusabsan hada rabto inbox massege igu reeb.
+254722603882 ama WhatsApp